29/04/2024
Q2
Waxey dhahen: Rasuulkii Alloow, Hooyo Da’ ah, ayaa dhashay. Kolkaas ayuu Rasuulka CSW, yiri Hooyada ha leeygu yeero, Kuna dhaha hadaad u tagi kartid Rasuulka CSW, ayaa kuu baahan, haddii kale Gurigaaga Joog ilaa uu kuu yimaado, wuu u Tagey wuuna u Sheegay Aqbaartii Rasuulka CSW, waxeyna tiri: Nafteyda Naftiisa waan ku Furanayaa, Anigaa mudan inaan u Tago Rasuulka CSW..
Wey Cuskatey oo waxey ku Istaagtey ul, waxey u Timid Rasuulka CSW, weyna Salaantey, wuuna ka Qaaday Salaanta, wuxuuna ku yiri: Hooyadii Calqamah Run ii sheeg Hadaad Been ii Sheegtid Waxyi baa Alle Xagiisa ka imaan: See ahaan jirey Xaalka Wiilkaaga Calqamah?.
Waxay ku tiri: Rasuulki Alloow wuu Salaad badnaa, wuuna Soon badnaa, wuuna Sadaqo badnaa. Ka dib wuxuu Rasuulka CSW, ku yiri:- Xalkaagu waa Sidee Adiga?
waxey tiri: Rasulkii Alloow waan ka Caraysanahay Isaga. kolkaas ayuu yiri Rasuulka CSW, Sabab?. waxeyna tiri: Xaaskiisa buu Dhankeeda u badnaa, wuuna i Caasin jirey. ❤️🩹🥹☝️
Lasoco(prt 3)