Waaberi dhegajuun

Waaberi dhegajuun "WAR LA HELYAA TALO LA HEL"

Waxaan ahay wariye soomaaliyeed oo ka warama dhacdooyinka gudaha deegaanaada soomaalida, wararka iyo warbixinada la xiriira arimaha bulshadda, deegaankaa iyo siyaasadda.

"Shirweynahan mudnaan gaar ah buu leeyahy sababtoo ah baahi weyn baa loo qabaa hormar gobalkan laga qabto xiligiisii ayu...
31/07/2025

"Shirweynahan mudnaan gaar ah buu leeyahy sababtoo ah baahi weyn baa loo qabaa hormar gobalkan laga qabto xiligiisii ayuuna beegmay," ku soo beegmay" Islaan Bashiir Islaan Cabdulle.

31/07/2025

Galkacyo Islaan Bashir Islaan Abdullah ayaa si rasmi ah ufuray shirka hormarinta gobalka Mudug.

  : Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa Maanta Shaacineysa Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad ee Dugsiyada Hoose Dhexe ...
31/07/2025

: Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa Maanta Shaacineysa Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad ee Dugsiyada Hoose Dhexe ee Puntland.

Sanadkan Waxaa Imtixaanka laga daalacanayaa Websiteka Wasaaradda Waxbarashada Puntland .

30/07/2025

Dawladda Puntland iyo guddiga qabanqaabada shirka hormarinta gobalka mudug oo soo saaray war saxaafadeed wadajir ah oo ku aadan qabashadda shirka oo berri furmaya.

  Xubno ka mid ah golaha wakiiladda dawladda Puntland ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Islaan Bashiir Islaan Abdulle h...
30/07/2025

Xubno ka mid ah golaha wakiiladda dawladda Puntland ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Islaan Bashiir Islaan Abdulle hoyga uu ka degan yahay magaaladda Galkacyo

30/07/2025

Abdirashiid Janan oo u khudbaynaya ciidamo kasoo goostay Jubbaland oo ku biiray ciidamadda federalka ee hogaaminayo Janan.

 : Magaalada Baladxaawo waxaa hadda la wareegay ciidanka Dowlada Federaalka. Xarunta Degmada, Saldhiga Booliska, xarunta...
30/07/2025

: Magaalada Baladxaawo waxaa hadda la wareegay ciidanka Dowlada Federaalka. Xarunta Degmada, Saldhiga Booliska, xarunta immigrayion-ka iyo gacan-kuhaynta dhamaan xarumihii dowlada, waxaa hada wada maamulaya ciidanka dowlada federaalka.

30/07/2025

"27 sano ka hor waxaan ka mid ahaa asaasayaashii Puntland, waxaan ku faraxsanahay tacabkeenii oo miro dhalay" Nabadoon C**n

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay Khariirad muujinaysa in gobolka Mudug si buuxda loogu daray maamulka ...
30/07/2025

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay Khariirad muujinaysa in gobolka Mudug si buuxda loogu daray maamulka Galmudug, halka Sool iyo Sanaag la hoos geeyay Somaliland, iyadoo Map-ka ka saartay jaritaanka Maamulka Khaatumo.

 : Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland , Axmed Jaamac Jawle oo saaka maxkamadda looga yeeray.
30/07/2025

: Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland , Axmed Jaamac Jawle oo saaka maxkamadda looga yeeray.

Wararka ka imaanaya gobalka gedo ayaa tibaaxaya inuu mar kale saaka dagaal udhaxeeya ciidamadda Jubbaland iyo DFS ka qar...
30/07/2025

Wararka ka imaanaya gobalka gedo ayaa tibaaxaya inuu mar kale saaka dagaal udhaxeeya ciidamadda Jubbaland iyo DFS ka qarxay degmada Beledxaawo ee gobalkaas- goobgoogeyaal.

Dowladda Puntland ayaa shaacisay 16 arday oo ku guulaysatey deeq waxbarasho oo ay Wasaaradda waxbarashadu ka heshay dalk...
30/07/2025

Dowladda Puntland ayaa shaacisay 16 arday oo ku guulaysatey deeq waxbarasho oo ay Wasaaradda waxbarashadu ka heshay dalka Aljeeriya.

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaberi dhegajuun posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Waaberi dhegajuun:

Share