Waaberi dhegajuun

Waaberi dhegajuun A journalist who is committed to telling the truth, serving the voiceless and those who are oppressed. "WAR LA HELYAA TALO LA HEL"

11/09/2026

Madaxwaynaha Puntland oo galabta ku laabtay Boosaaso safar dheer oo uu ku maray gobalada Bari iyo Raasicasayr ka dib

11/09/2026

Madaxwayne Deni oo Carmo tababar ugu soo xiray cudud ciidan oo hor leh.

Madaxwaynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqday Qabriga AHUN Tanade Daarood oo ku aasay degmada isku shuban ...
10/09/2026

Madaxwaynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqday Qabriga AHUN Tanade Daarood oo ku aasay degmada isku shuban ee gobalka Bari

10/09/2026

Madaxwaynaha Puntland oo saaka kasoo baxay degmada Xaafuun ee cirifka Bari ee Punland ayaa caawa soo gaaray degmada Carmo isaga oo soo jaray masaafo dhulka ah oo dhan 359KM, isaga oo ku hakaday deegaanada Xumbays iyo Dardaare iyo sidoo kale deegaanka Xiriiro oo uu harsaday maanta.

09/09/2026

Madaxwayne Deni oo booqday Raasixaafuun iyo goobaha muhiimka ah ee degmada Xaafuun

09/09/2026

"Ciddii Nabadoon Ahmed Haamey dishay dunida meeshay galaan waxaa balan ah inaan kasoo qabano" Dowladda Puntland

09/09/2026

Dadkii ugu badnaa ayaa saaka qabuuraha magaalada Gaalkacyo kaga qayb galay aaska AHUN marxuum Ahmed Yusuf Haamey

09/09/2026

Dhalaanka reer Muqdisho oo laga saaray guryahooda

Ii Dheh 70k oo meher ah oo madasha iiga sheegMid ka mid ah Magaalooyinka Waqooyiga Soomaaliya waxaa ka taagan kiis meher...
09/09/2026

Ii Dheh 70k oo meher ah oo madasha iiga sheeg

Mid ka mid ah Magaalooyinka Waqooyiga Soomaaliya waxaa ka taagan kiis meher oo dhex maraya lamaane is guursaday sannadkii 2023, kuwaas oo meherkooda ku heshiiyey in ka badan 400 garaam oo dahab ah.

Sida xogta kiisku sheegayso, markii meherku dhacayay labada lamaane waxay ku heshiiyeen in gabadha golaha 400-ka garaam ka badan loogu dhawaaqayo oo keliya balse ninku dhab ahaan bixin doono lacag dhowr kun oo dollar ah.

Bilo kaddib, sannadkii 2024, guurkii ayaa furriin ku dhammaaday, gabadhiina waxay dalbatay in la siiyo 400-kii garaam ee dahabka ahaa. Ninka ayaa ku dooday in Meherkaa uu ahaa mid loogu talagalay kamaradaha iyo Vlog-ga meherka lagu duubayay, hase yeeshee gabadhu waxay ku adkaysatay in muuqaalkaasi yahay caddeynta meherka lagu heshiiyey, lagana doonayo iyadoo aan laga cafineyn wax yar.

Kiiska ayaa gaaray labada ardaa, waxaana gartii lagu helay dhinaca ninka oo lagu waajibiyey bixinta meherka oo ah xaq gabadhooda.

Ninka ayaa muddo bilo ah qoyskiisa iyo qabiilkiisa qaadhaan uga ururinayay meherka, isagoo xataa miyiga uga soo ururiyey xoolo. Ilaa hadda waxaa la bixiyey ku dhowaad $30,000, halka in ka badan $40,000 oo heshiis muddo leh lagu leeyahay, (Waraaq Nootaayo) gabadha iyo qoyskeeduna ay sugayaan.

09/09/2026

Riwaayad Wacyigelin ah

Xaquuqda :- Astaan

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaberi dhegajuun posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Waaberi dhegajuun:

Shortcuts

Share