Magan SO Tv

Magan SO Tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Magan SO Tv, Media/News Company, Degmada Darussalam gaar ahaan Xaafadda Israac, Mogadishu.

Warbaahinta Magan Somali Online TV Waa idaacad Ka tarjumta Aragtida Ummadda Soomaaliyeed Kooda Samaha jecel Ku soo biir bareheena Internet ka oo noqo qofka nala socda marwalba iyo meelkasta. Radio Magan waa idaacad ku shaqeysa habka Online-ka ah, waxaadna kala socon kartaa bandhigyadeeda gaarka ah, oo wata warar joogto ah dhacdooyin , sheekooyin iyo Barnaamijyo ay idiin soo gudbinayaan Suxufiyiinteena Radio Magan.

Madaxweyne Xasan sheikh Oo kulan la qaatay ardaydii kaalmada h**e ka galay imtixaankii shahaadiga ahaa ee wasaarada waxb...
24/08/2026

Madaxweyne Xasan sheikh Oo kulan la qaatay ardaydii kaalmada h**e ka galay imtixaankii shahaadiga ahaa ee wasaarada waxbarashada isagoona bogaadiyey

DEG :- DEG:-Puntland ayaa ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ciidamo iyo hub u soo daabuleyso deegaannada P...
04/08/2026

DEG :- DEG:-Puntland ayaa ku eedeysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ciidamo iyo hub u soo daabuleyso deegaannada Puntland.

Waxay sheegtay in maanta (4 Agoosto 2026) hub kale laga soo dejiyay magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan dhanka Galmudug, iyadoo lagu eedeeyay in loo gudbinayo dhinaca Puntland, balse la sheegay inay ka hortageen hay’adaha amniga iyo shacabka Galmudug.

Jadwalka Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo lasoo saaray, wakhtiga rasmiga ah ee la qabanaayo doorashada.
03/08/2026

Jadwalka Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo lasoo saaray, wakhtiga rasmiga ah ee la qabanaayo doorashada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekedd...
29/07/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu ugu kuurgalay horumarka ka socda kaabeyaasha dhaqaalaha ee dalka iyo qorshayaasha lagu casriyeynayo adeegyada dekedda.

28/07/2026

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo digniin ku saabsan maalinta doorashada deegaanada Galmudug u diray ururada siyaasadda ee ka qayb galaya.

06/07/2026

Dowladda Faderaalka ayaa Xisbi u aqoonsatay kooxda AS!!

Sawirradda Madaxweynaha JFS, iyo Gudiga qabanqaabadda todobaadka xoriyadda oo shacab badan kula dabaal deggaya Isgooska ...
30/06/2026

Sawirradda Madaxweynaha JFS, iyo Gudiga qabanqaabadda todobaadka xoriyadda oo shacab badan kula dabaal deggaya Isgooska Teleex munaasabadda 1-da Luulyo awgeed.

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Sacdiya bajaaj oo 3sano xabsi ku xukuntay
25/06/2026

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Sacdiya bajaaj oo 3sano xabsi ku xukuntay

06/06/2026

Ciidamada dowladda oo ku guuleystay soo af jaridda howlgal ay ku soo qabteen gawaari iyo hub uu lahaa Cabdulaahi Maxamed Nuur oo ah milkiilaha Elit Hotel

Sheikh Shariif oo ugu dambeyn gaaray Gurigiisa ka dib is hor taagii maanta lagu sameeyey
05/06/2026

Sheikh Shariif oo ugu dambeyn gaaray Gurigiisa ka dib is hor taagii maanta lagu sameeyey

Address

Degmada Darussalam Gaar Ahaan Xaafadda Israac
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252622689108

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Magan SO Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Magan SO Tv:

Shortcuts

Share