Ramagmedia

Ramagmedia Waa bogga rasmiga ah ee Ramag fadlan share gare ,mahadsanid

13/05/2026

MA DOONAYSA INAAD NOQOTO KHABIIR KU TAKHASUSAY BEERAHA IYO XOOLAHA?
Ma tahay arday, beeraley, ganacsade ama maalgashade doonaya inuu horumariyo aqoonta Beeraha iyo Xoolaha
Elmi24 Academy⁠ waxay kuu diyaarisay fursad dahabi ah oo aad ku baran karto cilmiga Beeraha iyo Xoolaha adigoo jooga gurigaaga, wakhti kasta iyo meel kasta!

Maxaad Ka Helaysaa Elmi24 Academy?
Waxaan kuu diyaarinay manhaj casri ah oo dhameystiran si aad u hesho aqoon tayo sare leh:
✅ 140 Cashar oo Muuqaal ah

Baro farsamooyinka casriga ah ee Beeraha iyo Xoolaha adigoo daawanaya casharro si xirfad leh loo diyaariyey.
✅ 270 Presentation oo Casri ah
Bandhigyo si fudud loo fahmi karo oo kaa caawinaya fahamka casharrada iyo xirfadaha muhiimka ah.
✅ 77+ Buug oo Dijitaal ah
Maktabad aqooneed oo ka kooban buugaag muhiim u ah Beeraha iyo Xoolaha.
✅ Elmi24 AI
Kaaliyahaaga aqooneed ee gaarka ah!
Weydii su’aal kasta oo ku saabsan Beeraha iyo Xoolaha kana hel jawaabo iyo talooyin degdeg ah wakhti kasta.
✅ La-talin iyo Taageero Joogto ah

Waxaan ku siinaynaa hagid iyo taageero joogto ah si aad u gaarto guul dhab ah.

Ha Moogaan Fursaddan Qiimaha Badan

Bilow maanta safarkaaga aqooneed kobci xirfadahaaga kana mid noqo dadka hormuudka u ah waxsoo saarka Beeraha iyo Xoolaha.
“Aqoon la’aan waa iftiin la’aan kororso aqoontaada horumari mustaqbalkaaga.

kala Soo Xiriir
Telefoonada hoos ku qoran
Golis :0907100001 Hormuud:0610292266
Website: www.elmi24.com⁠
Facebook: Elmi24 Academy Facebook⁠
Elmi24 Academy
Kobci Aqoontaada Horumari Wax-soo-saarkaaga!

30/03/2026

Daawo Maxaabiista laga qabta Ciidanka Dawlada Somalia.

25/03/2026

Y.uhuudigii waxay la kulmeen jab iyo baaruud.
Iran International ايران اينترنشنال

23/01/2026

Mid ka mid ah Qurbajoogta reer Sanaag ayaa booqday Goobtii lagu duqeeyey Alle ha naxariisto Caaqil Cumar Caaqil Cabdilahi Cabdi ibraahim .

Address

Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ramagmedia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ramagmedia:

Shortcuts

Share