Idaacadda Wareegta

Idaacadda Wareegta To be stronger and the best page in the world insha-allah

23/04/2015

Waaaaaw daawa gesigaan waxa uu sameynaaaa

22/04/2015

“Caasimad mug weynoo miisaankeedu culusyahay, meel
wacan ku taaloo muuqeedu dheeryahay, madaxii dalkeeniyo
muraayadiisi baa tahay, Xamar kaama maarmoo muruqaan ku
faaniyo garabkeygi midigey”.

17/03/2015

Allooow Nabadbaadi.. amiin amiin amiiin

Calankaan ayaa ina mideeyo soomaalaay Cidii ogeyn ha ogaadaan
02/03/2015

Calankaan ayaa ina mideeyo soomaalaay

Cidii ogeyn ha ogaadaan

05/11/2011
04/11/2011

Ilkaha u eg daruurtee
ciridkaaga duxulka aa
mawluhu ku daahiyo
Debnaha duxusha moodee
mar mar dib uga faydiyo
Sanqaroorka soo degay
Indha deeraleeyeey
Daymada xishoodka
Markad luqunta dadabtaa
Kolba laygu didayaa
oo layga darayaa
Indho deeraleeyeey
Dumar ugu filrooneey
Dayax shan iyo tobanaay
Dahab lagu masaalyeey
Da'da tii todaba toban
Guga loogu darayeey
Indha deeraleeyeey
Dib timaha u dhacayiyo
Dilimaaha dhabarkiyo
Sida dixida xaada
Dayrwaa ?? qaadkiyo
Suniyaasha duuda ah
Camaan doombir laayee
Daymada xishoodka
Markad luqunta dadabtaa
Kolba laygu didayaa
oo layga darayaa
Indho deeraleeyeey
Dumar ugu filrooneey
Dayax shan iyo tobanaay
Dahab lagu masaaleey
Da'da tii todaba toban
Guga loogu darayeey
Indha deeraleeyeey
Marka socdka dhamacdee
Degenida talaabada
Miisaanka lagu daro
Laafyaha la daawado
Dadku waxay yidhaahdaan
May daarin ciidee
Da'uus la moodyeey
Daymada xishoodka
Markad luqunta dadabtaa
Kolba laygu didayaa
oo layga darayaa
Indho deeraleeyeey
Dumar ugu filrooneey
Dayax shan iyo tobanaay
Dahab lagu masaaleey
Da'da tii todaba toban
Guga loogu darayeey
Indha deeraleeyeey

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Idaacadda Wareegta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Idaacadda Wareegta:

Videos

Share


Other Broadcasting & media production in Mogadishu

Show All