Oog Creative

Oog Creative hada dalbo oo hada hel

✨ Ku Soo Dhawoow! ✨Waxaan ku faraxsanahay inaan safarkan cusub wada bilowno.Tani waa bilow iskaashi adag oo lagu dhisay ...
18/09/2025

✨ Ku Soo Dhawoow! ✨
Waxaan ku faraxsanahay inaan safarkan cusub wada bilowno.
Tani waa bilow iskaashi adag oo lagu dhisay kalsooni iyo guul wadajir ah.
Aan mustaqbal ifaya wada dhisno!
Oog Creative

Hambalyo!Waxaan jirsaney hal sano taas oo ka soo wareegtey aas-aaskii Oog Creativewaxaan rumeyney ganacsato badan riyado...
14/09/2025

Hambalyo!

Waxaan jirsaney hal sano taas oo ka soo wareegtey aas-aaskii Oog Creative

waxaan rumeyney ganacsato badan riyadooda digital

New brand of oog creativeOog Creative
11/09/2025

New brand of oog creative
Oog Creative

hel booqashooyin badanXayeysiinta Baraha BulshadaOog Creative Rumeynta riyadaada
07/09/2025

hel booqashooyin badan
Xayeysiinta Baraha Bulshada

Oog Creative Rumeynta riyadaada

Logo folio last week Oog Creative
13/03/2025

Logo folio last week

Oog Creative

Erayga BRANDING waxaa loo kala qaaday xaraf-xaraf iyadoo xaraf walbana lagu qeexay macno gooni ahB → Build (Dhisid)R → R...
06/03/2025

Erayga BRANDING waxaa loo kala qaaday xaraf-xaraf iyadoo xaraf walbana lagu qeexay macno gooni ah

B → Build (Dhisid)

R → Relatable (La xiriira)

A → Attention (Dareen-gelin)

N → Niche (Goobo gaar ah)

D → Desire (Rabitaan)

I → Interesting (Xiiso leh)

N → Notable (Mudnaan leh)

G → Growth (Koboc)

Tani waxay muujinaysaa in "Branding" yahay hab dhisid sumad taariikh leh, xiiso leh, oo dadku dareemi karaan.

Oog Creative follow us

28/02/2025

Kusoo dhawoow bajaajle.com
Waxaan ubaahanahy 30 bajaajle nala shaqeeya oo dalabaadka qaado sida delivery iyo qof laqadayo

Shuruudaha
Bajaajle bajaaj wato
Bajaajle liisan leh
Muqdisho jooga

codso hada👇👇👇
https://wa.link/gccfqn
0616203329
Oog Creative//soo gudbiye

hada dalbo oo hada hel

Ogeysiis Bajajle.com waxaa ka banaan Fursad shaqo oo ah 5 marketingSharuudaha waa inuu Mogadishu joogaa oo rag  waa inuu...
23/02/2025

Ogeysiis Bajajle.com waxaa ka banaan Fursad shaqo oo ah 5 marketing
Sharuudaha waa inuu Mogadishu joogaa oo rag waa inuu heystaa shahaado jaamacadeed

Codso hada 👇
https://wa.link/bw2vq9
61 6203329

Oog Creative soo gudbiye

Hal abuur iyo Hormar waa sumadeenaOog Creative
14/02/2025

Hal abuur iyo Hormar waa sumadeena

Oog Creative

Halku dhigeenu waa nookeen fikrad noo  daa fulinteedaOog Creative
30/01/2025

Halku dhigeenu waa nookeen fikrad noo daa fulinteeda

Oog Creative

Yoolkeenu waa kobaca ganacsigaaga Oog Creative
24/01/2025

Yoolkeenu waa kobaca ganacsigaaga

Oog Creative

waxaan qiimo dhimis balaaran ku sameyney adeegyadeena ka faa.ideysoOog Creative
23/12/2024

waxaan qiimo dhimis balaaran ku sameyney adeegyadeena ka faa.ideyso

Oog Creative

Address

Garasbaaley
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oog Creative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share