XAMAR INFO

XAMAR INFO

03/10/2022

GREEN HOPE UNIVERSITY
Studying Criminology at Green Hope University provides the opportunity to examine many aspects of a diverse subject, in a way that is engaging and creates a hunger to know more.
http://www.greenhopeuniversity.edu
+252 61 6557100

Waxaan madaxda iyo shacabka dowladda Imaaraadka Carabta uga tacsiyeynayaa geerida ku timid madaxweynaha Dowladda Isutaga...
13/05/2022

Waxaan madaxda iyo shacabka dowladda Imaaraadka Carabta uga tacsiyeynayaa geerida ku timid madaxweynaha Dowladda Isutaga Imaaraadka Carabta, Sheikh Khaliifa Bin Zayid.

Sheekh Khaliifa wuxuu ahaa oday miisaan ku leh dunida Carabta iyo Islaamka, xiriir wanaagsana la leh shacabka Soomaaliyeed.

05/05/2022

: 15-ka Bishaan ayaa lagu wadaa in la qabto doorashada madaxweynaha Soomaaliya, guddiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha oo maanta dooortay guddoomiyaha iyo ku xigeenkiisa ayaa isla maanta soo saari doona jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

yaad u saadaalinee in uu noqdo madaxweynaha Soomaaliya afarta sano ee soo socota?
Figirgaaka waa inoo mu hiim

Ciid wanaagsan dhamaan muslimiinta
01/05/2022

Ciid wanaagsan dhamaan muslimiinta

Address

Taleh Hodan District
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XAMAR INFO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category

HAMAR CABLE TV

HAMAR CABLE TV