Mudan Media Initiative

Mudan Media Initiative Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mudan Media Initiative, Media, Mogadishu.

Mudan Media Initiative is a Somalia-based, women-led digital media outlet dedicated to empowering women, advocating for representation, fostering dialogue and literacy.

02/04/2024

Falanqeynada ku saabsan munaansiinta haweenka waxay ku tusinayaan in haweenku ay heli karaan metalaad ka badan tii ay horay ugu laahaayeen goleyaasha kala duwan ee Dowladda, balse waxaa riyadan oo dhan xaqiijin doona sida ay shacabka Soomaaliyeed ay u garaw sadaan in ay doortaan qof ay ka helaan karaan metalaad dhab maadaama ay hestaan fursad dabi ah oo badan ay aysan horay usoo arag.



02/04/2024

Mudan Media Initiative waa warbaahin hormuud u ah haweenka oo saldhigeedu yahay Soomaaliya, una heellan in ay xoojiso haweenka iyada oo loo marayo aqoonta warbaahinta dhijitaalka ah iyo hirgalinta wadahadal loo dhan yahay. Mudan Media Initiative oo la asaasay 2023, waxay u dooddaa matalaadda haweenka waxayna door muhiim ah ka ciyaartaa kor u qaadida codadka haweenka Soomaaliya.


Mudan Media Initiative is a Somalia-based, women-led digital media outlet dedicated to empowering women, advocating for representation, fostering dialogue and literacy.

Address

Mogadishu
002526

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mudan Media Initiative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category