17/08/2024
Ibrahim Traore, Madaxweynaha Burkina Faso
“Afrika uma baahna deeqaha Bankiga Adduunka, IMF, Europe ama Mareykanka, Afrika waxay haysataa wax kasta oo ay ku horumarin karto dhaqaalaheeda, iyada oo aan wax deyn ah ka qaadan dalalka shisheeye, ee gumeysiga nagu haysta,”