Ciyaar Bile

Ciyaar Bile Ciyaar Bile: Waa Channel ka faallooda ciyaaraha kala duwan ee dalka iyo dibadda, xaruntiisu tahay magaalada Mogadishu, Somalia.
(1)

Abshir Football Club oo kulan sagootin ah u sameeyay halyeeyada reer Finland Laziyo,Farxaan,Abdirahim.
20/01/2026

Abshir Football Club oo kulan sagootin ah u sameeyay halyeeyada reer Finland Laziyo,Farxaan,Abdirahim.

Naadiga Heegan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Emmanuel kasoo u dhashay dalka Uganda.
19/01/2026

Naadiga Heegan ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Emmanuel kasoo u dhashay dalka Uganda.

15/01/2026

Nuxurka Ciyaarbile

14/01/2026

Imaatinka Michael Carrick oo sababaysa in Kabtanka United uu ku biiro Bayern Munich.


14/01/2026

Chelsea oo bedelka Cole Palmer u aragta xiddiga ugu muhiimsan Real Madrid.


Mid ka mid ah waa inuu istaagaa si Moisés Caicedo u fadhiisto.Haddaba yaad kicin laheyd?
14/01/2026

Mid ka mid ah waa inuu istaagaa si Moisés Caicedo u fadhiisto.

Haddaba yaad kicin laheyd?

Qori-tuurka Tartanka kubadda cagta ee Somali Week oo markii ugu horreysay lagu qaban doono magaalada Muqdisho.Tartankan ...
12/01/2026

Qori-tuurka Tartanka kubadda cagta ee Somali Week oo markii ugu horreysay lagu qaban doono magaalada Muqdisho.

Tartankan oo ay ka qeyb galayaan Kooxo ka kala socda America, Yurub iyo Canada ayaa ka dhacaya dalka Canada.

12/01/2026

Man United oo ku dhawaaqaysa saacadaha soo aadan macalinkeeda rasmiga ah.


11/01/2026

Mpabbe oo sida faraskii oo kale loo daaweeyay si uu u ciyaaro El Clasico.


Address

Horn Connect, In Between Jidka Tarabunka And Jidka Afgooye
Mogadishu
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciyaar Bile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ciyaar Bile:

Share

Category