Somalipolice.com

Somalipolice.com Radio Banadir, was founded on 21st February 2000, with its simple mission to reach and provide a local broadcast that supports human rights, freedom of s

The Somali Police Force (SPF) (Somali: Ciidanka Booliska Soomaaliya (CBS); Arabic: قوة شرطة صومالية) is the national police force and the main civil law enforcement agency of Somalia. Established upon independence in 1960, it served as one of the principal organs of the Somali Armed Forces. After the start of the civil war in the early 1990s, the Somali Police Force essentially ceased to operate.

The police force was later reconstituted at the start of the 21st century. As of August 2014, the Federal Government of Somalia is engaged in capacity-building for the SPF, with assistance provided by the U.S. Bureau for International Narcotics and Law Enforcement Affairs, the European Union Training Mission Somalia and the United Nations Mine Action Service.

04/06/2023

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa furay Shirka Hirgelinta Hannaanka Federaalaynta Caddaaladda iyo Garsoorka dalka, isagoo sheegay in xukuumadda ay ka go,...

Salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle
28/05/2023

Salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxda ka tirsan heer Federaal iyo heer D. goboleed kala qayb galay, Sala...

Shir-Saxaafadeed ku saabsan Warmurtiyeed ka Golaha Wadatashiga Qaran & Heshiis ka Hanaanka Doorashooyin ka Jamhuuriyada ...
28/05/2023

Shir-Saxaafadeed ku saabsan Warmurtiyeed ka Golaha Wadatashiga Qaran & Heshiis ka Hanaanka Doorashooyin ka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Madaxda kale ee Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa wadajir u qabanaya Shir-saxaafadeed ku saa...
28/05/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Madaxda kale ee Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa wadajir u qabanaya Shir-saxaafadeed ku saabsan War-murtiyeedkii Shirkii 6-aad ee Golaha.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Madaxda kale ee Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa wadajir u qabanaya Shir-saxaafadeed ku saabsan War-murtiyeedkii Shirkii 6-aad e...

02/05/2023

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galaya kulan dadweyne oo ay su’aalo ku weydiinayaan shacabka soomaaliyeed

  Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galaya kulan dadweyne oo ay su’aalo ku weydiinayaan shacabk...
02/05/2023

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galaya kulan dadweyne oo ay su’aalo ku weydiinayaan shacabka soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galaya kulan dadweyne oo ay su’aalo ku weydiinayaan shacabka soomaaliyeed

24/04/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta iyo howlwadeennnada dowladda.

M.J.F.S M , Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda,
24/04/2023

M.J.F.S M , Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, kumannaan ka ...

16/04/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh "Dawladda Soomaaliya, iyadoo aad uga walwalsan xaaladda isa soo taraysa ee Sudan, waxay si dhab ah u rumeysan tahay in ay jirto fursad xaaladda sidii caadiga ahayd loogu soo celin karo haddii si togan oo bartilmaameed leh ay dhinacyada ku lugta leh xaaladda Sudan u falanqeeyaan baahida nabadeed ee ay Sudan qabto"

16/04/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa uga qeybgalay shirka saddex-geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya.

14/04/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo ay kaga qayb gelayaan shir saddex geesood ah oo ay yeelanayaan dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Talyaaniga.

12/04/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta kormeer ku tagay xerada Hiil-weyne oo ku taala inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad, halkaasi oo ay ku suganyihiin ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo dhawaan tababar kusoo qaatay dalka Yugaandha.

Address

KM ZERO
Mogadishu
KMZEROMOGADISHU,BANADIR,

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalipolice.com posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somalipolice.com:

Share