Fikrad Ganacsi

Fikrad Ganacsi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fikrad Ganacsi, Media, Mogadishu.

page-kan waxaan ugu tala galnay in aan ku soo bandhigno hal abuurada ganacsi iyo hormarka mashaarida ganacsi ee dhisan si ay uga faa'ideestaan bulshada soomaaliyeed,

fadlan page-ka like saar si aan wax soo saar keena sara u qaadno mahadsanid

21/04/2023
16/02/2021

Daawo xogta ninkii ugu horreeyay ee suuqa Forex wax ku dhacay

06/02/2021

Daawo nin si fudu u lumiyay lacag dhan 290 Milyan oo doolar, maxay tahay sababta ka dambeesa? fadlan nagu caawi follows, like iyo share, mahadsanid

02/02/2021

Daawo 3 qodob oo muhiim u ah ganacsigaaga, Fadlan nagu biiri Ra'yigaaga ku saabsan qaabka loo kobciyo ganacsiyada yaryar, adigoo ku qoraya qeebta hoose ee Commen-tiga, hana ilaabin Followers, like iyo share, mahadsanid.

13/01/2021
Elon Musk oo ah milkiilaha shirkadda soo saarta gawaarida korontada ee "Tesla", ayaa ku guuleystay inuu ka saaro Jeff Be...
09/01/2021

Elon Musk oo ah milkiilaha shirkadda soo saarta gawaarida korontada ee "Tesla", ayaa ku guuleystay inuu ka saaro Jeff Bezos milkiilaha shirkada Amazon, kaalinta koowaad ee liiska dadka adduunka ugu taajirsan. Elon Musk ayaa kaalinta koowaad ku helay Hanti dhan $ 185 billion.

Fadlan nagu biiri Ra'yigaaga ku saabsan qaabka loo bilaaabo hormarka ganacsi, adigoo ku qoraya qeebta hoose ee Commen-ti...
05/01/2021

Fadlan nagu biiri Ra'yigaaga ku saabsan qaabka loo bilaaabo hormarka ganacsi, adigoo ku qoraya qeebta hoose ee Commen-tiga, hana ilaabin like iyo share, mahadsanid

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fikrad Ganacsi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fikrad Ganacsi:

Share

Category