Cabdiqani siciid

Cabdiqani siciid Somali AI 🚀
AI facts, tech aqoon, iyo mustaqbal casri ah oo fudud. Baro, faham, kuna kori aqoonta AI maalin kasta. 🤖📚

28/05/2026

DEG DEG: 🚨🚨🚨Dhusamareeb iyo Maanta.

28/05/2026

DEG DEG: 🚨🚨🚨Iran ayaa baahisay muuqaalka gantaalo ay kuweerartay Kuwait kadib duqeentii xalay ay ciidamada Mareykanka ka geesteen garoonka diyaaradaha Bandar Cabaas, Iran.

Loolanka Doorashada Galmudug ayaa sii adkanaya; Agaasimaha NISA, Mahad Salaad ayaa xoojiyey doonista hoggaanka maamulkaa...
28/05/2026

Loolanka Doorashada Galmudug ayaa sii adkanaya; Agaasimaha NISA, Mahad Salaad ayaa xoojiyey doonista hoggaanka maamulkaasi, isaga oo dalbaday in dhacdo doorasho furan, si la mid ah MW Qoorqoor oo isna shalay caddeeyey in uu keliya aqbalayo doorasho daahfuran — MW Xasan Shiikh & xisbigiisa JSP ayaa se adkeeyey dhisidda Ganacsade Liibaan Axmed, sida ay tilmaameen ilaha dhinacyada, xilli xiisas ciidan & hub urursi laga arkay Dhuusamarreeb.

Dowladda Federaalka ayaa culeysyo kala kulmaysa doorashooyinkeeda qof & cod, xilli mucaaridka, Puntland & Jubbaland-na ay ku cadaadinayaan doorashooyin Dadban.

28/05/2026

🤖 POPE-KA OO DIGAY!
Pope Leo ayaa sheegay in AI-da haddii aan la xakameyn ay noqon karto khatar ka weyn dagaallada qaar.
Wuxuu dalbaday sharciyo adag oo lagu xakameeyo AI iyo hubka casriga ah.
Adigu maxaad ka qabtaa? 👀

28/05/2026

📈 SUUQYADA ADUUNKA OO KACSAN!
Shirkadaha AI-da ayaa sare u kac weyn sameeyay iyadoo suuqyada Mareykanka rikoor cusub gaareen.
Dad badan ayaa sheegaya in AI-du noqotay awoodda cusub ee dhaqaalaha dunida.
💰 Qofkii AI fahma maanta… berri lacag ayuu sameyn karaa.

28/05/2026

🚨 WAR DEGDEG AH:
Madaxweynaha Ukraine Zelenskyy ayaa markale codsaday difaac cirka ah kadib weerarro culus oo Ruushku qaaday.
Sirdoonka UK ayaa sheegay in AI-da loo adeegsan karo “dagaal qarsoon” oo cusub oo dunida khatar gelin kara.
🌍 Aduunka xaalad cusub ayuu galay.

28/05/2026
28/05/2026

28/05/2026

Address

Mogadishu

Telephone

+252906576082

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdiqani siciid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cabdiqani siciid:

Shortcuts

Share