TARAN TV

TARAN TV News

DEGDEG:-Bari shir saxafadeed Suldaan Ayaanle Suldaan Maxamed Xandule
23/08/2026

DEGDEG:-Bari shir saxafadeed Suldaan Ayaanle Suldaan Maxamed Xandule

10/08/2026

Baanka Dhexe ee JSL wuxu farriin wacyi galin ah, la-waddaagayaa dhammaan muwaadiniinta JSL. fadlan muwaadin ka digtoonow tuugada xeeladaysan.

10/08/2026

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐊𝐚𝐬𝐭𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐊𝐚𝐬𝐭𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐢𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐤𝐚 𝐛𝐢𝐱𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐰𝐚𝐫 𝐬𝐢 𝐪𝐚𝐥𝐝𝐚𝐧 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚.

05/08/2026

Baanka Dhexe Ee Somaliland iyo Baanka Adduunka (The World Bank) oo si wadajir ah u shaaciyey dhaqangelinta Mashruuca SPRING.

04/08/2026

𝐊𝐚𝐥𝐦𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐟𝐮𝐫𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐉𝐒𝐋 𝐌𝐝. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐞𝐧 𝐄𝐞 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐢𝐬𝐚𝐚𝐧𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚.

● 𝗬𝗼𝘂𝗧𝘂𝗯𝗲
https://youtu.be/c-Pa-Jc1Cx4?si=pfircRbckELFMoFs

04/08/2026

"𝐒𝐢𝐝𝐚 𝐚𝐲𝐧𝐮 𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐨𝐧𝐨 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐮 𝐦𝐚𝐬𝐮𝐮𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝 𝐚𝐲𝐞𝐲 𝐤𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐝𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝒅𝒉𝒖𝒌𝒖𝒎𝒆𝒏𝒕𝒊𝒚𝒂𝒅𝒂 𝐥𝐞 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐞 𝐥𝐚𝐜𝐚𝐠𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐱𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚, 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐭𝐚𝐚 𝐮𝐣𝐞𝐞𝐝𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐮𝐮 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚𝐧𝐢 𝐝𝐚𝐚𝐫𝐚𝐧𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲".

𝑴𝒅. 𝑴𝒂𝒙𝒂𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝑺𝒂𝒍𝒆𝒆𝒃𝒂𝒂𝒏
𝑨𝒈𝒂𝒂𝒔𝒊𝒎𝒂𝒉𝒂 𝑮𝒖𝒖𝒅 𝑬𝒆 𝑾𝒂𝒔𝒂𝒂𝒓𝒂𝒅𝒅𝒂 𝑴𝒂𝒂𝒍𝒊𝒚𝒂𝒅𝒅𝒂 & 𝑯𝒐𝒓𝒖𝒎𝒂𝒓𝒊𝒏𝒕𝒂 𝑫𝒉𝒂𝒒𝒂𝒂𝒍𝒂𝒉𝒂 𝑱𝑺𝑳

04/08/2026

𝐃𝐢𝐛-𝐮-𝐡𝐚𝐛𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐅𝐚𝐫𝐬𝐚𝐦𝐨 𝐞𝐞 𝐂𝐚𝐬𝐡𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐈𝐢𝐛𝐤𝐚 𝐀𝐥𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐠𝐚 (𝐆𝐒𝐓):

Imika kaddib, Cashuur-bixiyuhu cashuurtiisa si toos ah ayuu ugu shubi doonaa Khasnadda Horumarinta Qaranka.

03/08/2026

Dalku maanta wuxuu galay xilli cusub. Cadaanow, ma aha sidii waagii aad Wasiirka ahayd ee wargeysyada keliya wax laga akhrisan jiray; maanta xogtu si degdeg ah ayay u faaftaa, Madaxweynaha ayaana mararka qaarkood naga hor ogaada warka.” — Wasiir Khadar

30/07/2026

Taiwan oo qabatay munaasabad lagu maamuusay dhammaadka dhismaha dabaqa hoose ee cisbitaalka ay maalgelinayso.

30/07/2026

"Wixii Maamul-xumo iyo Adeeg-xumo ah, cidna loogu dulqaadan maayo.." Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro

Address


Mogadishu
22000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when TARAN TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share