Sooyaal Production

Sooyaal Production Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sooyaal Production, Broadcasting & media production company, Maka Al Mukarrama, Mogadishu.

27/10/2020

🇦🇿 🇦🇲

Hambalyo lamaanaha is doortay ee ku midoobay nolosha mudane Maxamed Maxamuud Abdikarim Iyo Marwo Nasro Abdi Said oo maan...
27/12/2019

Hambalyo lamaanaha is doortay ee ku midoobay nolosha mudane Maxamed Maxamuud Abdikarim Iyo Marwo Nasro Abdi Said oo maanta meherkoodu ka dhacay Hotelka ugu shidan caasimadda Muqdisho ee Karmel Hotel.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo


Sooyaal Production

Hambalyo lamaanaha is doortay ee Jama Abdirizak Hersi iyo Amal Adan Abdulle oo meherkoodu ka dhacay Hotel Karmel ee Muqd...
06/12/2019

Hambalyo lamaanaha is doortay ee Jama Abdirizak Hersi iyo Amal Adan Abdulle oo meherkoodu ka dhacay Hotel Karmel ee Muqdisho.

Isku waara oo kala hela ubad kheyr leh

Hoolka quruxda badan ee    waxaa saakay ka dhacay meherka lamaanaha is doortay ee Abdirahim iyo Mumtaaz, Barakooba oo ba...
18/09/2019

Hoolka quruxda badan ee waxaa saakay ka dhacay meherka lamaanaha is doortay ee Abdirahim iyo Mumtaaz, Barakooba oo barwaaqooba insha Allah.

Sooyaal Production


  dheh la wadaag asxaabtaada
12/09/2019

dheh la wadaag asxaabtaada

Musharrax Madaxweyne Axmed Abdi Kaariye Qoor Qoor ayaa isu sharraxay xilka madaxtinimada Maamulka Galmudug, wuxuuna munaasabad uu ku qabtay Muqdisho ka jeedi...

Xafladda ku dhawaaqista musharraxnimada Madaxweynaha Galmudug Axmed Abdi Kaariye Qoor Qoor ayaa si wanaagsan uga socota ...
12/09/2019

Xafladda ku dhawaaqista musharraxnimada Madaxweynaha Galmudug Axmed Abdi Kaariye Qoor Qoor ayaa si wanaagsan uga socota magaalada Muqdisho.


Siyaasiyiin, odeyaal dhaqameed, xildhibaannada labada gole ee Baarlamanka iyo masuuliyiin kale ayaa ka soo qayb galay mu...
12/09/2019

Siyaasiyiin, odeyaal dhaqameed, xildhibaannada labada gole ee Baarlamanka iyo masuuliyiin kale ayaa ka soo qayb galay munaasabadda uu musharraxnimadiisa Madaxweynaha Galmudug uga dhawaaqayo Axmed Abdi Kaariye Qoor Qoor.


Waxaa si' habsami leh u socota xafladda uu musharraxnimadiisa Madaxweynaha Galmudug kaga dhawaaqayo Axmed Abdi Kaariye (...
12/09/2019

Waxaa si' habsami leh u socota xafladda uu musharraxnimadiisa Madaxweynaha Galmudug kaga dhawaaqayo Axmed Abdi Kaariye (Qoor Qoor)


Waxaa si' rasmi ah u billaabatay xafladda uu musharraxnimadiisa Madaxweynaha Galmudug kaga dhawaaqayo Axmed Abdi Kaariye...
12/09/2019

Waxaa si' rasmi ah u billaabatay xafladda uu musharraxnimadiisa Madaxweynaha Galmudug kaga dhawaaqayo Axmed Abdi Kaariye (Qoor Qoor)


Sooyaal Media Inc
Sooyaal Production

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda diyaar garowga xaflad uu musharraxnimadiisa kaga dhawaaqayo Axmed Abdi Kaariye Qoor Qo...
12/09/2019

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda diyaar garowga xaflad uu musharraxnimadiisa kaga dhawaaqayo Axmed Abdi Kaariye Qoor Qoor zzz,z mloo isku sharraxaayo madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug.

Hambalyo lamaanaha qarniga mudane Muuse Abdulkadir Iimaan iyo marwo Aisha Mohamed Osman oo meherkoodu ka dhacay Muqdisho...
07/09/2019

Hambalyo lamaanaha qarniga mudane Muuse Abdulkadir Iimaan iyo marwo Aisha Mohamed Osman oo meherkoodu ka dhacay Muqdisho.

Hambalyo lamaanaha isku degoo kala hela ubad kheyr qaba iyo awlaad saalix ah rabbi ha idiinka dhigo Aamiin.

❤❤❤❤❤❤❤
Venue: Karmel Hotel
Produced by: Sooyaal Production

Address

Maka Al Mukarrama
Mogadishu
252

Telephone

1859071

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sooyaal Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sooyaal Production:

Share