xaawo-gadiid TV

xaawo-gadiid TV waxaad ka heli doontaa barnaamijyo ku xiiso galiya, sida arimaha bulshada,Deegaanka,Hormarka.

06/12/2024

Waxaa magaalada Jowhar gaaray wafdi balaaran oo ka kooban xoghayaasha Degmooyinka Dowladda Hirshabelle Maayaro aay kamid tahay Mayar Nadar Maalin iyo Gudoomiyaasha Degmooyinka Hirshabelle.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle Mudane Nur Hassan Muse oo Wafdiga ku soo dhaweeyay Caasimada Hirshabelle ee jowhar ayaa sheegay maanta uu dhici doono daahfurka ;
Wejiga labaad ee shirka isku xirka Degmooyinka Hirshabelle iyo xoojinta dowladnimada iyo isla xisaabtanka.

29/06/2024

Degeenka ceel hareri o hos taga degmada moqokori waxa ka baqaay celbiyood lagu diirsaday wa kuwan dadka deeganka
Cel hareri

26/06/2024
26/06/2024
26/06/2024
Galab  roobad
25/04/2024

Galab roobad

Subax wanagsan  waxan idinga so salamayaaa deganka facaweyn Ee xawagiid
24/04/2024

Subax wanagsan waxan idinga so salamayaaa deganka facaweyn
Ee xawagiid

14/04/2024

Xambadu hadda waa ay istaagtay degankane
Waxaa gacanta ku haayo macaawisleeyda cadawgane jab xoogan ayaa gaaray alx.Xambadu hadda waa ay istaagtay degankane
Waxaa gacanta ku haayo macaawisleeyda cadawgane jab xoogan ayaa gaaray alx.

14/04/2024

Waxaan aad ugu farsaxsanahay jabka caawo deegaanka jiciboow loogu geystay nabaddiidka khawaariijta Al-Shabaab’

Ciidanka gaarka ah ee danab iyo ciidanka sirdoonka qaranka waxaan leeyahay mahadsanidiin.

12/04/2024

Juma wanagsan

Address

Mogadishu

Telephone

+252614090906

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when xaawo-gadiid TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category