08/08/2026
🏍️ SHAQO BANAAN – SOMTAANA DELIVERY
Somtaana waxay qaadanaysaa 10 qof oo noqota shaqaale Delivery Riders oo Full-Time ah.
Shuruudaha:
• Inuu leeyahay mooto u gaar ah oo shaqaynaysa
• Inuu yaqaan wadista mootada
• Inuu si fiican u yaqaan degmooyinka & xaafadaha Muqdisho
• Inuu haysto dukumentiyada/sharciga darawalnimada ee loo baahan yahay
• Inuu yaqaan Af-Soomaaliga – Akhris & Qoraal
• Inuu leeyahay Smartphone oo isticmaali karo Maps/App
• Inuu yahay qof daacad ah, waqtiga ilaaliya, masuul ah & macaamiisha si wanaagsan ula dhaqma
• Khibrad Delivery h**e leh waa faa’iido
Shaqada:
📦 Food & Product Delivery
🛵 Pickup & Drop Services
⏰ Full-Time
📍 Goobta: Muqdisho
👥 Boosaska: 10 Qof
Shaqada ka codso link-ga hoose 👇
https://forms.gle/2gD7ek4gB3XNEGDJ8
Somtaana Suuqa Jiilka Cusub
Nagala soo xiriir WhatsApp number +252 61 1630505
AMA wac 7060
Somtaana waxay qaadanaysaa 10 qof oo noqota shaqaale Delivery Riders oo Full-Time ah.