Dayax News Media Television

Dayax News Media Television Dayax News Media Television is created in the aim of working vounteerly providing update news vital o

"Anigoo yar ayaa aabbahay waxaa dilay reer kale oo aan degaan wadaagnay. Markaan soo hanaqaaday ayaa maalin reerkeennu s...
11/05/2025

"Anigoo yar ayaa aabbahay waxaa dilay reer kale oo aan degaan wadaagnay. Markaan soo hanaqaaday ayaa maalin reerkeennu shiray. Waxaa la yidhii dhiggii Xuseen lama illaawi karo. Aniga iyo saddex nin ayaa hub nala siiyey oo naloo sheegay in ninka aabbahay u dhigma uu yahay nin aabahay abti u ahaa. Ninkii gurigiisii ayaan waqti Casar gaab ah nimi. Wuu na gartay oo gogol fiican noo dhigay oo markiiba wan weyn noo qalay. Dibedda annagoo weli fadhina ayaa roob yimi. Wuxuu noo dhisay aqal laba daryaale ah oo aan roobka ka galno. Xooggii roobka ayaa aqalkii soo dhaafay oo wuu soo darrooray. Wuxuu haddana noo keenay hargo iyo gogol qurxoon oo dusha naga saaray si aan maryuhu nooga qoyin.

Dhulku baraago ma lahayn oo biyuhu ma qabsoomayn marka xoolihii ayaa biyihii lagu sii daayey si intaanay dhulka u gelin ay u cabbaan. Waxaan is nidhi waa waqtigii ugu habboonaa oo aad ninka dili lahaydeen. Anigaa qoriga xabbaddu iigu jirtaa oo qorshuhu ahaa inaan gacanta lahaado. Markaan soo kacnay ayaan idhi "War ma ninka darroor noo quudhi waayey ayaan xabbad quudhnaa, haddaanse dilo, aabahay ma ii soo noolaanayaa!" Nin ayaa igu yidhi nacasnimada awalba waa kugu ogaa. Nin kalena wuxuu yidhi mayee wallaahi adigaa naga caqli badan. Aqalkii ayaan ku noqonnay. Casho iyo hurdo wanagsan ka dib, subixii ayuu caano geel na siiyey. Waagaas shaah lama aqoon.

Waan u tegey oo waxaan idhi awal waxaan u socdey inaan ku dilo oo qoriga xabbadu waa iigu jirtey. Laakiin markaad darroortii noo quudhii weydey ayaan annaguna xabaddii kuu quudhi weyney. Hadda waxaan doonayaa inaad gabadh i siiso oo aad aabbe ii noqotid. Wuu i dhunkaday oo gabadh markaa labo jir ahayd i yidhii waa ku siiyey. Markaan guryihii ku noqonnay dadkii na soo diray waa nagu raaceen in sida aan yeelnay ka fiican tahay dilkii. Gabadhii markay 17 sano jirsatay ayaan is guursannay. Waxay ii dhashay 14 carruur ah."

Waa Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) oo cimrigiisa ku dhammaystay inuu nabad ka shaqeeyo. Maantoo kale 2019kii ayuu ku geeriyooday Hargeysa. Ilaahay ha u naxariisto.

Xigasho Cali bilbili cabaade

10/05/2025

IMMEDIATE PRESS RELEASE
Dagodia Professionals Council
Date: 10th May 2025

SENSELESS KILLING OF DAGODIA COMMUNITY MEMBERS IN MANDERA COUNTY

The Dagodia Professionals Council strongly condemns the barbaric and senseless killings of innocent members of the Dagodia community in Mandera County by a well-coordinated militia.

In recent days, our community has suffered heartbreaking losses in Banisa Constituency, where ten people — including a six-month-old baby girl, a nine-month pregnant mother, and four other children — were brutally murdered. Today, two more lives have been taken in Gofa Location, Guticha Ward of Mandera North Constituency, bringing the total death toll to ten, with six others sustaining serious injuries.

Despite the horrific nature of these attacks, the government has shown no visible response, no arrests, and no investigations. This utter silence from the state amounts to a complete abandonment of the Dagodia community, and is an indictment of the security leadership entrusted with our protection.

We therefore make the following firm demands:

1. The immediate resignation of the Cabinet Secretary for Interior and National Administration Onesimus Kipchumba Murkomen, who has failed in his duty to protect citizens and uphold the Constitution.

2. Immediate transfer of all security officers stationed in Mandera County who have failed in their mandate and deliberately ignored the suffering of the Dagodia community.

3. Urgent redeployment of a fresh and neutral security team in Mandera County.

4. Compulsory transfer of the entire Banisa Sub-county and Mandera West Sub-county security teams, who have lost public trust due to inaction and bias.

5. A swift, impartial, and transparent investigation into the killings.

6. Arrest and prosecution of all perpetrators behind these coordinated attacks.

7. Direct intervention by President William Samoei Ruto to restore security, justice, and equality for the Dagodia people.

To our beloved Dagodia community, we call for calm and restraint as we await government action within the next 42 hours. We must not be provoked into unlawful acts. Peace is our strength, while war brings only destruction and generational pain. Let us stand united, demand justice, and preserve the dignity of our community.

To our Gare brothers and sisters, we send this message with heavy hearts: we are in-laws, neighbours, and share close blood ties — more than we do with any other Somali community. We ask with pain and urgency:
Who is killing us? Why? What is behind these senseless killings, and who is behind them?
We deserve answers, and we believe you can help us uncover the truth and stop the bloodshed.

Let this be a time for reflection, accountability, and peace — not silence, denial, or escalation.

Signed,
Dagodia Professionals Council
Abdullahi Sheikh Omar, PHD
Spokesperson Dagodia professionals council

National Police Service William Samoei Ruto Directorate of Criminal Investigations - DCI Dr. Raymond Omollo National Cohesion and Integration Commission Kithure Kindiki

War Deg deg ah Kooxo hubaysan" ayaa Degmada Baladxaawo waxay ku dileey Jaamac Aadan Xasan oo ahaa Taliyihii Saadka Guuta...
10/03/2025

War Deg deg ah
Kooxo hubaysan" ayaa Degmada Baladxaawo waxay ku dileey Jaamac Aadan Xasan oo ahaa Taliyihii Saadka Guutada ee Ciidamada Xooga Dalka Gobolka Gedo..

kooxda dilka geystay ayaa loo malaynaa in ay ka mid yihiin maleeshiyaadka Argagaxisada As oo bilooyinka howlo amni daro ka wada Degmada Baladxaawo, inkastoo baaris ay socoto

Waa geeri xanuun badan walaalkeen Alle ha u naxariisto gacan ka xaq daran ayaa dishey maanta dhan ayuu somanaa markuu afurey ayuu dunida ka tagey, sargaal dhalinyaro ah oo firfircoon shaqadii loo diro si wanaagsan u guto ayuu ahaa intaan ka aqaano.

Rabi Janadiisa hakaa waraabiyo..

Ruuxa dal hoggaaminaya dadkiisu waxay ka fishaan in uu ilaaliyo haybadda qaran, xeeriyana caadooyinka dowladnimo ee soo ...
27/02/2025

Ruuxa dal hoggaaminaya dadkiisu waxay ka fishaan in uu ilaaliyo haybadda qaran, xeeriyana caadooyinka dowladnimo ee soo jireenka ah, una dhaqmo si u qalanta xurmada xafiiska uu hayo. Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu dhammaadkii sanadkii 2023 Itoobiya la saxiixday heshiis difaac, isagoo sheegay in ay kala qayb-gelayso duulaankii dhicisoobay ee loo bixiyey “Libaaxii Madoobaa”.

Bilawgii 2024 qaylo-dhaan ayuu qaranka ku soo dhextuuray isagoo marada bitinaya lehna Itoobiya waa cadow, badeenna ayey duullaan ku tahay, wuxuu si aan kala joogsi lahayn u sheegay in aan Itoobiya la aamini karin, cadow soo jireen ah tahay, dadkana kaga digay in aan lagu kadsoomin, isagoo ciddii la macaamisha ku sifeeyey in ay ku kacday khiyaano qaran.

Madaxweynaha, maanta wuxuu inoo sheegayaa in ay Itoobiya walaal tahay, wax kastana iska kaashanayno, waa su’aale; soo shacabkii uu shalay kiciyey kuna abaabulay cadawtinimada Itoobiya xaq uguma laha inuu ka shaafiyo una sharraxo sababta loo aaminayo Itoobiya? Heshiiska uu la galay wuxuu yahay? Iyo waxa laga yeelayo midki ay maamulka Somaliland la gashay? Laba midkood ayuusan madaxweynuhu u yeelaynin;

1- In uu shacabka yaraysanayo, danna ka lahayn waxay ka aaminaan go’aannadiisa is burinaya, maadaama aysan lahayn awood ay kula xisaabtamaan, hay’adihii kale ee dowladdana la dhufaanay.

2- In uusan kala garanaynin farqiga u dhexeeya isaga shaqsiyaddiisa iyo hay’adaha dowladda ee loo wakiishay in uu hoggaamiyo oo uu isku maleeyo in uu isagaba dowladdii yahay.

Waa labo kala daran kii ay tahayba, waxaase la sheegaa in madaxda sidan u dhaqanta uu ku dhaco cudur nafsiyeed iscajabin ah oo qofka ku rida jahwareer shakhsiyadeed oo uu kulansanayo kalsooni xad dhaaf iyo kalsooni la’aan, taasoo uu kaga maarmo talada waxgaradka qaatana go’aanno degdeg ah oo aan ka fiirsi lahayn..
Xigasho Siyaasi Abdirahman Abdishakur Warsame.

JOINT COMMUNIQUÉ ISSUED BY THE GOVERNMENTS OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA AND THE FEDERAL DEMOCRATIC REPUBLIC OF ETH...
27/02/2025

JOINT COMMUNIQUÉ ISSUED BY THE GOVERNMENTS OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA AND THE FEDERAL DEMOCRATIC REPUBLIC OF ETHIOPIA

H.E. President Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, welcomed H.E. Prime Minister Abiy Ahmed, Prime Minister of the Federal Democratic Republic of Ethiopia, during his working visit to Somalia. This visit follows consecutive engagements over the past few months and reinforces the normalization of bilateral relations between the two nations.

The two leaders reaffirmed their commitment to strengthening cooperation for mutual benefit. Recognizing the deep historical ties between their peoples and the shared border that connects them, they emphasized the importance of building trust through enhanced diplomatic, economic, and social cooperation.

Ethiopia and Somalia are interdependent nations with a common destiny and a shared vision for regional stability and prosperity. In this spirit, both leaders expressed their commitment to implementing strategic infrastructure projects to ensure sustainable development, economic integration and strengthen people-to-people ties.

Furthermore, the two leaders welcomed the commencement of the technical talks in Ankara, as agreed in the Ankara Declaration, underscoring their commitment to constructive dialogue and cooperation. They also welcomed the understanding reached between the Somali National Army (SNA) and Ethiopian National Defense Forces (ENDF) commanders, recognizing it as a critical step toward enhancing security cooperation and fostering stability in the region.

The two sides reiterated their determination to work together in advancing common interests, promoting peace and security, and deepening bilateral relations for the well-being of their citizens and the broader Horn of Africa region.

Done in Mogadishu, Somalia

27 February 2025

25/02/2025

Degdeg:- war farxad leh. Ugu danbeyn shirkadi gaaska keeni jirtay ee Banaadir Gas wey keentay Gaaski oo wuxuu so gali doona maalinka sabtiga ah insha allah.

Mandera County Government:Controller of Budget (COB) report Nov. 2024Total funds spent on Development for the quarter Ju...
25/02/2025

Mandera County Government:

Controller of Budget (COB) report Nov. 2024
Total funds spent on Development for the quarter Jul – Sept 2024 (3 months) was sh 229 million, is as follows:
1. Grant to Mandera & Elwak municipalities – shs 95 million
2. Grant to Mandera town & Elwak water supply companies (MANDASWCO & ELWASCO) – sh 84 million
3. Locust response project (all wards) – sh 50 million

Mandera municipality does greening ( trees), sanitation, street lights. According to its Website, it has completed 50+ projects! None is listed on the site. Waa Yaab!

MANDAWASCO exists to supply piped water to the residents. 98% of the residents buy water from water bowsers, some of which are reportedly owned by county officials, or hired by the County administration although they still charge for the water! The so-called Mandera waterworks exists only in name. The pic below shows its engine room. Deplorable. Looks like 1900s stuff!

The last outbreak of locusts in Mandera was in Nov 2021. But 3 years later, we are still paying for the control of the locusts!

Over to you, Mandera MCAs. You have the COB report. You took an oath before Allah to hold the county administration accountable.

21/02/2025

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xalay, maanta ilaa caawa qaabilay xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka isagoo u qaabilay beel beel.

Madaxweynaha ayaa saddex qodob ka hadlay. Xildhibaannada beesha uu isagu matalo wuxuu xalay kala hadlay dagaalka argagixisada in lagala shaqeeyo, sidoo kalana ay dajiyan buuqa Baarlamaanka, isagoo ku yiri Baarlamaan aaddan adigu hormuud u aheyn ma kici karo ee kaalintiina qaata, sidoo kalana xildhibaannada beellaha kale ee tabashada qaba xalkooda igala shaqeeya.

Xildhibaannada beellaha kale wuxuu madaxweynuhu kala hadlayay kacsanaanta Baarlamaanka, sida ay muhiim u tahay xasiloonida Golaha iyo inuu albaabkiisu furanyahay, isagoo laga dheehan karay sida uu u qirsanyahay culeeska Baarlamaanka ee xilligan waa sida ay sheegeen xildhibaannadii tagay kulamadan.

Xildhibaannada kulamadan tagay waxay qaar sheegeen inuu madaxweynuhu ku cel celinayay muhiimada ay leedahay inuu Baarlamaanku si degan ku furmo berri, kadib markii ay maalmahan soo bateen wararka sheegaya iney xildhibaannada qaar qorsheynayan iney berri fowdo kiciyan markii uu madaxweynuhu isku dayo inuu hadlo.

Kulamadan uu madaxweynuhu la qaatay xildhibaannada labada Aqal ayaa la aaminsanyahay iney keeni karto inuu Baarlamaanku berri si degan ku furmo, laakiin tilaabadan wax badan k**a badali doonto mooshinka xukuumada oo la qorsheynayo in Baarlamaanka la geeyo Ramadaanka kadib.

An amazing scientific miracle in the Quran, it is in Surah Al Maryam.When a Mother is giving birth it can be the most pa...
21/02/2025

An amazing scientific miracle in the Quran, it is in Surah Al Maryam.

When a Mother is giving birth it can be the most painful period in her life, its not easy.... Now when Maryam PBUH was (pregnant with Jesus PBUH) was going through such pain, Allah in the Quran orders her to go near a stream of water, You have to listen carefully to the science of this verses, Allah tells her to go near a stream of water where next to it is a Palm tree, Allah instructs her to shake the palm tree and keep pulling down from trunks of the palm tree, so the dates can fall down for her.

Some people may ask why is Allah telling us about the palm tree, the stream of water and the dates? Why did Allah not just simply tell us that she gave birth to Jesus (pbuh) and that's it, why all these details??

Now here is the miracle, Firstly Allah tells her to shake the palm tree and keep pulling, some hospitals until very recently when a Mother is about to give birth, there is something they will tell her to hold on to and they tell her to keep pulling it back so it eases labour pain and muscle tension.

Then Allah tells her to cool herself with water, there are modern hospitals today that tell pregnant women to sit in cool water as it will help them give birth,

Then Allah tells her in the Quran that when she has relaxed in the water it will make her birth pain easier but he also tells her to straight away to eat the dates that fall...

Now one may ask why did Allah instruct her to eat the dates?? This is because dates contain within them easily absorb-able sugars which help the heat and the movement and these sugars are of the fructose type which help raise the blood pressure... So the methods Hospitals are using today to ease birth pains, Allah has hinted in the Quran 1400 years back.

Put your trust in Allah Insha'Allah 😊
May Allah SWT bless all our Marriages Ameen.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252616485422

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dayax News Media Television posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share