03/11/2025
Real waxay ciyaari doontaa 6 kulan oo isku xigta oo away ah
✈️ Liverpool
✈️ Rayo Vallecano
✈️ Elche
✈️ Olympiakos
✈️ Girona
✈️ Athletic Bilbao
Real Madrid markale kuma ciyaari doonto garoonkeeda Santiago Bernabeu ilaa iyo 7-da DECEBMBER
Aragtidaada?