Mcm media

Mcm  media halkan waa page ka rasmiga aha ee m.c.m tv medià

17/01/2026
15/01/2026

Hoggaamiyaha mucaaradka Venezuela, Maria Corina Machado, ayaa sheegtay in ay Madaxweyne Trump guddoonsiisay billadda Abaalmarinta Nabadda ee Nobel intii uu socday kulankoodii 15-ka Janaayo.
Waxay ka gaabsatay inay ka jawaabto su’aalihii wariyeyaasha ee ku saabsanaa in uu aqbalay iyo in kale, balse waxay sheegtay in kulanku si wanaagsan u dhacay.
🔗 Akhri faahfaahin dheeraad ah adigoo raacaya isku xirka ku jira boggayaga bio-ga.

Warkan waxaa faafiyay Reuters ...

15/01/2026

Afar dal oo Carbeed ayaa toddobaadkan waday dadaallo diblomaasiyadeed oo xooggan oo ay la yeesheen Mareykanka iyo Iiraan, si ay uga hortagaan weerar uu Mareykanku ku qaado Iiraan, kaas oo lagu hanjabay sababo la xiriira adeegsiga xoogga ee Tehran kula kacday mudaharaadayaasha. Sida uu sheegay sarkaal ka tirsan Khaliijka, dalalkaasi waxay ka baqayeen in tallaabadaas ay saameyn ballaaran ku yeelan karto guud ahaan gobolka.

Xigasho: wargaysaka : Reuters News..

Xuutiyiinta oo hanjabaad adag u diray Somaliland 🗣️: Haddii ay israa’11L isku daydo iney si toos ah xarumo iyo fadhi Mel...
15/01/2026

Xuutiyiinta oo hanjabaad adag u diray Somaliland 🗣️:

Haddii ay israa’11L isku daydo iney si toos ah xarumo iyo fadhi Melatari ugu yeellato Somaliland, waxaanu si aan gabasho laheyn u bar-tilmaameedsan doonaa gudaha Somaliland magaaloyinka ugu muhiimsan.

Somaliland oo lagu tilmaamo dalalka geeska Africa dalka ugu xasiloon ee igu amniga badan, arrintani sameyn maku yeellan doontaa?

Xigasho: Fandhaal Media Pro

15/01/2026

Balhada adba🤣🤣

15/01/2026

Taliyaha nabad sugida io sirdoonka qaranka soomaliya ayaa caawa laascaanood ku hoyanaya ....

15/01/2026

Waxaa soodhamaaday imtixaanki raaso 1/15/2026 ay u fadhiistiin ardayda

15/01/2026

Wararka raaso aan kahelayno oo Ai ah dhagaysi wacan sii

share lasocod ....

Address

Moqdishu
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mcm media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share