17/07/2026
17/072026
Waxa maanta si rasmi ah inoogu soo gabagaboobay dhamaan imtixaanadii asbuucyadan ka socday Dugsiga Al-itqaan Primary and Secondary School qeybaha part time-ka iyo full time-kaba
Alx ilaahbaa ku mahadsan inoogu soo gabagabeeyey sanad-dugsiyeedkan isku duubni, dadaal Mira-dhal ah iyo rajo wanaagsan.
Ugu danbeeyn waxaan u rajaynaynaa ardayda uu imtixaanka usoo gabagaboobey Natiijo ay ku farxaan.
Wabillahi tawfiiq