Oodweyne Media Network

Oodweyne Media Network Oodweyne Media Network
Kalasoco wararkii u danbeyay oo sawirro iyo muuqaalo wato.
》Twitter.com/OodweyneMedia

01/05/2017
26/04/2017

Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa howlgal ay sameeyeen ku qabtay qaraxyo iyo dhalinyaro looga shakiyay in ay weeraro toos ah ka geysan rabeen magaalada Boosaaso, tirada ay ciidamada gacanta ku dhigeen ayaa ah 5 ruux oo lagu tuhunsan yahay inay weerarkaas maleegayeen.

26/04/2017

Waxaa Diyaar Garow xoogan oo ku aadan Doorashada Madaxweynaha Galmudug laga dareemayaa Magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah Maamulka Galmudug.

25/04/2017

Madaxa Caafimaadka Isbitaalka Banaadir Dr Luul Maxamed Maxamuud ayaa sheegtay in Isbitaalka Banaadir oo si lacag la’aan ah ugu adeega bulshada Soomaaliyeed in Isbitaalka aysan ku filnayn in uu wada daboolo baahida Caafimaad Caruurta.

25/04/2017

Maamulka Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegeen inaan la sii deyn doonin Odayaal dhaqameed ku xiran Magaaladaasi, inta laga keenayo Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka oo Qof shacab ah dilay.

25/04/2017

Sida ay sheegayaan wararka, Wada hadaladan oo qaab hoose ah uga socda Madaxtooyada ayaa waxaa garwadeen ka ah dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615163863

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oodweyne Media Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Oodweyne Media Network:

Share