Wacdi iyo waano

Wacdi iyo waano Hanuunka Allah ayaa leh anagana gaarsiinta ayaan leenahay
Allah na hanuuniyo dhamaanteen

04/06/2025

SALAADA: Ducooyin lagu ducaysto

08/03/2025

"Dhiig Muslim wax lagu faano maaha"Sheikh Mustafe

24/02/2025

AFAR QALAD Waligaa Hasamaynin!!!

17/02/2025

Sh Xuseen cali Jabuuti ~ Xidhiidh Fican la Yeelo Alle, Noloshu Wey ku Hagaagi.

𝟭𝟱 𝗦𝗵𝗮𝗰𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗛𝗮𝗯𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝗗𝗮𝗻𝗯𝗶 𝗗𝗵𝗮𝗮𝗳𝗸𝗮 Laga bilaabo salaadda Maqrib illaa iyo salaadda Subax inta laga gaadhayo wuxuu ALLAH,...
13/02/2025

𝟭𝟱 𝗦𝗵𝗮𝗰𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗛𝗮𝗯𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮 𝗗𝗮𝗻𝗯𝗶 𝗗𝗵𝗮𝗮𝗳𝗸𝗮

Laga bilaabo salaadda Maqrib illaa iyo salaadda Subax inta laga gaadhayo wuxuu ALLAH, soo dajiyaa raxmad waxa uuna danbi-dhaaf ballaadhan u sameeyaa adoomadiisa.
Rasuulkeena scw wuxuu yidhi “ALLAH addoomadiisa inta uu daalacdo habeenka 15 ka Shacbaan ayaa u wada danbi dhaafaa illaa laba qof mooyaane;

Qof ILLAAHEY cibaadadiisa cid kale la wadaajiyo.

Qof cuqdad iyo xumaan caloosha ugu hayo qof kale oo walaalkii ah.
" قال رسول الله صلى الله عليه وسلم إن الله ليطلع في ليلة النصف من شعبان فيغفر لجميع خلقه، إلا لمشرك أو مشاحن"

Qofkii qof kale qalbiga wax ugu hayayoow, caawa iska caafi.
Aynu is cafino walaalayaal cafis iyo saamax.
ILLAAHEY kuwii uu u dambi dhaafo ha innaga yeelo dhammaanteen.

Aamiin Aamiin Yaa ALLAH

08/01/2025

Guul hadaa doonaysid Allah ayaa kuu haya.
SHEEQ XUSEEN CALI JABUUTI

29/12/2024

Guurka hala fududeeyo

20/07/2024

“Nolosha maaha lacag waa degenaasho,Guurka hala fudaydiyo…”Nasiiba Aadan Siiro.

20/06/2024

7 xaq oo gabadha ninkeeda ku leeyahy

13/05/2024

Muslim hadaa tahay waxa aad naftaada la jeceshahay walalkaa la jeclow

Ku sali rasuulka (scw)

07/05/2024

qabriga maxaa loogu dhax hurdaa?

Address

Soomalia
Mogadishu

Telephone

+252770761952

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wacdi iyo waano posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category