03/07/2025
Kooxda Liverpool FC ayaa xaqiijisay geerida ciyaaryahankooda Diogo Jota iyo walaalkiis, kuwaas oo ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay dalka Spain.
Muuqaalkan waa dabaaldegii ugu dambeeyay ee Diogo Jota uu la sameeyay kooxdiisa, kadib markii ay ku guuleysteen horyaalka Premier League xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay.