Somali Sports

Somali Sports Kusoo dhawaaw pagekeena waxaad kala socon kartaa waraka ciyaaraha iyo barnaamijyo aad ufara badan oo xiriir laleh

Qiimaynta Lamine 10-kii kulan ee ugu dambeeyay Ciyaaryahan caalami
01/02/2026

Qiimaynta Lamine 10-kii kulan ee ugu dambeeyay Ciyaaryahan caalami

Ciyaaryahsnka ree Brazil  Endrek ayaa dhaliyay seddexleydiisii ​​​​ugu h**eysay ee Ligue 1 ka dib labo kulan oo uu la qa...
27/01/2026

Ciyaaryahsnka ree Brazil Endrek ayaa dhaliyay seddexleydiisii ​​​​ugu h**eysay ee Ligue 1 ka dib labo kulan oo uu la qaatay Lyon, Lionel Messi ayaa ku guuldareystay inuu horyaalkan ka dhaliyo sadaxley iyadoo 58 kulan uu u saftay Paris horyaalka.

Maamulka Liverpool ayaa ka fiirsanaya inay ceyriyaan Arne Slot laakiin waxay wajahayaan mucaaradnimo xubnaha qaar.
27/01/2026

Maamulka Liverpool ayaa ka fiirsanaya inay ceyriyaan Arne Slot laakiin waxay wajahayaan mucaaradnimo xubnaha qaar.

Madaxweynaha xiriirka kubada cagta Brazil Samir Chaud ayaa ku dhawaaqay rabitaanka Brazil ee ah in ay soo gudbiso dalabk...
27/01/2026

Madaxweynaha xiriirka kubada cagta Brazil Samir Chaud ayaa ku dhawaaqay rabitaanka Brazil ee ah in ay soo gudbiso dalabka martigelinta koobka kooxaha aduunka ee FIFA 2029, isaga oo xaqiijiyay in wadankiisa uu awood u leeyahay qabanqaabada Dhacdada. Ku dhawaaqistan ayaa daba socotay kulan ka dhacay Brasilia oo dhex maray madaxweyne Lula da Silva iyo madaxweynaha FIFA Gianni Infantino. ⚽ 🇧🇷

💣💣💣🚨🚨🚨 Dag Dag - [Luckrest 🌕] Cole Palmer ayaa xiiseynaya inuu u dhaqaaqo Manchester United. Palmer ayaan kujiro xaalad ...
27/01/2026

💣💣💣🚨🚨🚨 Dag Dag - [Luckrest 🌕]
Cole Palmer ayaa xiiseynaya inuu u dhaqaaqo Manchester United.

Palmer ayaan kujiro xaalad aan degenayn London wuxuuna doonayaa inuu ku laabto Manchester.

Ma jecla inuu ku laabto Manchester City ilaa iyo inta uu joogo Guardiola.

Liverpool ayaa ku guuldareysatay inay badiso kulan Premier League ah tan iyo bilowgii 2026. Leeds 🤝 Fulham 🤝 Arsenal 🤝 B...
27/01/2026

Liverpool ayaa ku guuldareysatay inay badiso kulan Premier League ah tan iyo bilowgii 2026. Leeds 🤝
Fulham 🤝
Arsenal 🤝
Burnley 🤝
Kooxda Bournemouth ❌

Ma kula tahay Liverpool inay u baahan tahay saxiixyo cusub si ay dib ugu soo noqoto
Wada guulaha Premier League?

Xabi Alonso ayaa xiriirkiisii ​​ugu h**eeyay ka helay Liverpool oo ku saabsan suurtogalnimada inuu kooxda tababare u noq...
25/01/2026

Xabi Alonso ayaa xiriirkiisii ​​ugu h**eeyay ka helay Liverpool oo ku saabsan suurtogalnimada inuu kooxda tababare u noqdo, sida laga soo xigtay wargeyska AS 🗞 Maamulka kooxda ayaa la xiriiray wakiilkiisa si ay ugala hadlaan suurtagalnimada uu ugu soo laaban karo Anfield ✅ Inkastoo Alonso uu haatan fasax ku maqan yahay ka dib markii uu ka tagay Real Madrid, jawaabtiisu waxay ahayd mid wanaagsan 🔴

Manchester United waxay caawa dib u soo noolaysay xiisihii Premier League. Michael Carrick labadiisii kulan ee ugu horre...
25/01/2026

Manchester United waxay caawa dib u soo noolaysay xiisihii Premier League. Michael Carrick labadiisii kulan ee ugu horreeyay ayuu ku muujiyay DNA-gii dhabta ahaa ee Man United: kubbad weerar ah, kalsooni, iyo ruux tartan.

Macallin kasta oo rumeysan falsafad weerar ah wuu ka shaqayn karaa United, waana fursad qaali ah oo ay dayaceen Erik ten Hag iyo Ruben Amorim. Kooxdan waxa ay u baahneyd hoggaan fahmaya taariikhdeeda iyo qaabka ay u guulaysato.

Arsenal weli waa koox awood leh, balse waxay u baahan yihiin shaqo adag, adkeysi, iyo soo kabasho maskaxeed si ay uga baxaan abaarta horyaalka ee haysata tan iyo 2004. Tayada way hayaan, laakiin joogteyn iyo ad-adayg ayaa ka maqan marka cadaadisku bato.

In Manchester United laba toddobaad oo isku xiga ka adkaato Arsenal iyo Man City—labada kooxood ee horyaalka u dagaallamaya—waxay abuureysaa rajo dhab ah. Haddii ay sii wadaan qaabkan, United waxay si macquul ah ugu tartami kartaa inay ku dhammaato afarta sare xilli ciyaareedkan. Run ahaantii, tani waa bilowga dib-u-soo-noqoshada ay taageerayaashu sanado sugayeen.

Kooxda Manchester City ayaa 2-0 uga badisay kooxda Wolverhampton kulan ka tirsan horyaalka Premier League.Waxaa si rasmi...
24/01/2026

Kooxda Manchester City ayaa 2-0 uga badisay kooxda Wolverhampton kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Waxaa si rasmi ah usoo idlaaday kulankii dhexmaray Manchester City iyo martideeda Wolverhampton, kaas oo ka tirsanaa wareegga 23-aad ee horyaalka Premier League, kuna qabsoomay garoonka Etihad. Manchester City ayaa si awood leh u xaqiijisay guul 2–0 ah.
Qeybta h**e ee ciyaarta, Omar Marmoush ayaa hogaanka u dhiibay Manchester City, ka hor inta uusan Semino ku darin goolka labaad daqiiqadihii ugu dambeeyay ee qeybta h**e, taas oo adkeysay gacan-sarraynta kooxda martida loo ahaa.
Guushan kaddib, Manchester City ayaa ku sii negaatay kaalinta labaad ee kala sarreynta horyaalka, iyadoo afar dhibcood ka dambeysa hoggaamiyayasha Arsenal. Dhanka kale, Wolverhampton ayaa weli ku jirta booska ugu hooseeya ee jadwalka Premier League.

Gakpo, Salah iyo Wirtz ayaa hogaaminaya weerarka Liverpool ay kala hortageyso   Bournemouth kulanka caawa  Premier Leagu...
24/01/2026

Gakpo, Salah iyo Wirtz ayaa hogaaminaya weerarka Liverpool ay kala hortageyso Bournemouth kulanka caawa Premier League 📝

Arne Slott: "Waa ay igu adagtahay  inaan ka tago ciyaartoy wax badan siiyay Liverpool, laakiin danta kooxda ayaa mar wal...
24/01/2026

Arne Slott: "Waa ay igu adagtahay inaan ka tago ciyaartoy wax badan siiyay Liverpool, laakiin danta kooxda ayaa mar walba ka h**eysa."

Liverpool waxay ku adkeysaneysaa in Mohamed Salah uu sii joogo ilaa dhammaadka qandaraaskiisa oo ku eg xagaaga 2027.Si k...
23/01/2026

Liverpool waxay ku adkeysaneysaa in Mohamed Salah uu sii joogo ilaa dhammaadka qandaraaskiisa oo ku eg xagaaga 2027.
Si kastaba, bixitaankiisa 2026 wuxuu noqon karaa mid ku habboon dhammaan dhinacyada,
gaar ahaan haddii naadigu la soo saxiixdo garab midig (right winger) cusub.

Address

Muqdishow

Telephone

+252617073397

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Sports:

Share