Al-imra International Pss Elasha

Al-imra International Pss Elasha SCHOOL

Waxaan halkaan hamplyo iyo farxada la qaybsanaynaa dhamaan ardayda ka gudbeen imtixaanka qaranka sanad waxabrasheedka 20...
25/08/2025

Waxaan halkaan hamplyo iyo farxada la qaybsanaynaa dhamaan ardayda ka gudbeen imtixaanka qaranka sanad waxabrasheedka 2024-2025.

Guul ayaan u rajeyneynaa dhamaan ardayda soomaliyeed gaar ahaan ardayda Al-imra international100M Followers
23/08/2025

Guul ayaan u rajeyneynaa dhamaan ardayda soomaliyeed gaar ahaan ardayda Al-imra international


100M Followers

21/08/2025

𝐈𝐦𝐢𝐬𝐚 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐭𝐚𝐲 𝐆𝐫𝐚𝐝𝐞 𝐀+. 𝐈𝐥𝐚𝐚. 𝐂-
𝐯𝐢𝐝𝐞𝐨 𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐚𝐫𝐤𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚

Al-Imra International qeybtiisa ceelasha waxaa u fariisatay 150 arday imtixaanka Dowlada Goboleedka koonfur galbeed dhamaantood way wada baaseen


!!!?
21/08/2025

!!!?

Maalinta Khamiista ah bishuna ay tahay 21-08-2025 ayaa si rasmi ah wasaarada waxbarashada koonfur galbeed  ku dhawaaqi d...
19/08/2025

Maalinta Khamiista ah bishuna ay tahay 21-08-2025 ayaa si rasmi ah wasaarada waxbarashada koonfur galbeed ku dhawaaqi doontaa natiijada fasalka 8aad insha Allah, Nasiib wacan dhamaan ardeyda sugeysa maalintooda qiimaha badan.
Gaar ahaan ardeydeena waxaa u rajeynayaa natiijo wanaagsan oo ay ku farxaan dhamantood.

16/08/2025

𝐔𝐧𝐢𝐟𝐨𝐫𝐦-𝐤𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐤𝐚

100M Followers

15/08/2025

𝐀𝐝𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧 𝐈𝐬 𝐎𝐩𝐞𝐧

13/08/2025

𝟏𝟎 - 𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐞𝐞 𝐮𝐠𝐮 𝐬𝐚𝐫𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐤𝐚

Lasoco Xogtaada Adigoo Jooga Gurigaada Natiijada waa Fiirsan Kartaa
13/08/2025

Lasoco Xogtaada Adigoo Jooga Gurigaada
Natiijada waa Fiirsan Kartaa

Waqtiga Rasmiga la shaacin doono Natiijada Naqliga ee sanad Dugsiyeedka 2024-2025
12/08/2025

Waqtiga Rasmiga la shaacin doono Natiijada Naqliga ee sanad Dugsiyeedka 2024-2025

03/08/2025

Horseedka tacliinta

100M Followers

Address

JABAD GEELE Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-imra International Pss Elasha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al-imra International Pss Elasha:

Share