10/08/2026
🔥 Haddii aad u malaynayso inaad aragtay filim kasta, sug inta aad daawanayso Inception.
🎬 Inception waa mid ka mid ah filimada ugu caansan Hollywood, wuxuuna ku guuleystay 4 Abaalmarin oo Oscar ah.
Waa sheeko ay maskaxdu ku loollamayso xaqiiqada, halka go'aan kasta uu beddeli karo wax kasta oo aad rumaysnayd.
✨ Waxaa jira filimo la daawado, waxaana jira filimo lagu fikiro xitaa marka ay dhammaadaan.
Inception waa filimkaas.
⏰ Caawa 7:00 Fiidnimo
📺 Ka daawo Channel-ka Sumad Action
📱 Ama App-ka Sumad.