Madal Wanaagsan

Madal Wanaagsan kuso Dhowow Boga rasmiga ah ee Madal Wanagsan

Marka aanad qofna wax ka sugin waligaa ma niyad jabi doontid ❤️😘👍
29/04/2024

Marka aanad qofna wax ka sugin waligaa ma niyad jabi doontid

❤️😘👍

Sow wada jirkeena Walaac iyo igama dhowro inaa walbahaara huuno ❤️👍😘
29/04/2024

Sow wada jirkeena
Walaac iyo igama dhowro
inaa walbahaara huuno

❤️👍😘

لا اريدُ سوى إن أرى ثغركِ مبتسماً .Kaliya waxaan rabaa in aan arko dhoolacadeyntada ❤️😘❤️👍
29/04/2024

لا اريدُ سوى إن أرى ثغركِ مبتسماً .
Kaliya waxaan rabaa in aan arko dhoolacadeyntada

❤️😘❤️👍

29/04/2024

لا تنظر الى صغر الخطيئة ، و لكن انظر الى عظم من عصيت

Ha eegin yaraanshaha dambiga laakin fiiri weeynaanta kan aad ku caasisay

❤️😘👍

29/04/2024

" مفتــاحُ النجــاح هــو التــركيز على الأهــداف و ليــس على العقبات 🌱🤍.

Furaha guushu waa in diirada la saaro hadafyada ee maaha inaad diirada saarto caqabadaha🌱🤍🤎

BismilahDhamaan tiin walalayal kuso dhawaada Boga rasmiga ah ee Bahda Madal Wanaagsan si aan si wada jir ah ugu qeeyb qa...
29/04/2024

Bismilah

Dhamaan tiin walalayal kuso dhawaada Boga rasmiga ah ee Bahda Madal Wanaagsan si aan si wada jir ah ugu qeeyb qadano inan bulshada la wadaagno wax kasto wanaaga la xariiro.kamid noqo dadka halkaan ku jiro ee wanaaga ka qeeyb qaato.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madal Wanaagsan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share