Bandhiga Shacabka

Bandhiga Shacabka waa page ka hadla wax walba oo bulshada faa,iido uleh ee fadlan like saar mahadsanid

18/05/2025

Doorka dhalinyarada ee Waxbarashada

Musharax gudoomiye degmada Cadaado Abdi Fitah Mohamud Elmi .
04/05/2025

Musharax gudoomiye degmada Cadaado Abdi Fitah Mohamud Elmi .

Sawiro: tartanka Aqoon Kaab ee Baxdo Primary & Secondary School .
19/02/2025

Sawiro: tartanka Aqoon Kaab ee Baxdo Primary & Secondary School .

Tartanka AQOON KAAB oo ka socda Baxdo Primary & Secondary School  kulankiisa labaad (2aad) waxaa isku arkay afar fasal. ...
19/02/2025

Tartanka AQOON KAAB oo ka socda Baxdo Primary & Secondary School kulankiisa labaad (2aad) waxaa isku arkay afar fasal.
Dudsiga sare waxaa ku baratamey f1A iyo f4, halka dugsiga Hoose Dhexe ay ku baratameen 8B iy 5A.

Natiijida dugsiga sare waxay ku soo dhamaatey,
F4 =24 dhibcood Vs F1A 22 dhibcood. Waxayna guushu raacday f4.

Halka natiijada dugsiga Hoose Dhexe ku dhaamtey,
8B=10 dhibcood vs 5A=14 dhibcood. Sidaasna waxay guushu ku raacdey 5A.

Fariin ka socota bahda Radio Baxdo.Maalinta Biri ah waxaa degmada Baxdo lagu qaban Doonaa Sanad guurada labaad ee Radio ...
14/02/2025

Fariin ka socota bahda Radio Baxdo.

Maalinta Biri ah waxaa degmada Baxdo lagu qaban Doonaa Sanad guurada labaad ee Radio Baxdo oo Sanad kasta laqabto 15 Feb munaasabada Sanad guurada waxa eey ka dhici doontaa Xarunta Dhalinyarada Baxdo, waxeeyna Dhici doontaa 4:00 pm, markii Casirka laga Baxo Mudane iyo Marwo Nagala soo qeeyb gal Munaasabadaan.

Sawiro: furitaanka tartanka Qoon Kaab ee Baxdo Primary & Secondary School.
12/02/2025

Sawiro: furitaanka tartanka Qoon Kaab ee Baxdo Primary & Secondary School.

Tartanka AQOON KAAB oo maanta ka bilowdey Baxdo Primary & Secondary School ayaa kulankiisa koowaad (1aad) waxaa lugu fur...
12/02/2025

Tartanka AQOON KAAB oo maanta ka bilowdey Baxdo Primary & Secondary School ayaa kulankiisa koowaad (1aad) waxaa lugu furay afar fasal. Dudsiga sare waxaa ku baratamey f2A iyo f2B, halka dugsiga Hoose Dhexe ay ku baratameen 8A iy 5B.

Natiijida dugsiga sare waxay ku soo dhamaatey,
Form 2 A=24 dhibcood Vs Form 2 B 20dhibcood. Waxayna guushu raacday f2A

Halka natiijada dugsiga Hoose Dhexe ku dhaamtey,
8A=10 dhibcood vs 5B=14 dhibcood. Sidaasna waxay guushu ku raacdey 5B.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bandhiga Shacabka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share