Hormarka Somali wayn

Hormarka Somali wayn Reliable and trustworthy media outlets

Bye bye faqri guul Somalia shidalkii waa la qoda
25/10/2024

Bye bye faqri guul Somalia shidalkii waa la qoda

Great Britain
08/09/2024

Great Britain

12/07/2024

BREAKING: Joe Biden mistakenly refers to Volodymyr Zelenskyy as 'President Putin'

12/07/2024

"I wouldn't have picked Vice President Trump to be vice president"

Odaygan umada yaa ka qabto

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo...
11/07/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kulammo kula qaatay Hoggaanka Wasaaradda iyo Ciidanka Xoogga.

Saraakiisha ayaa la wadaagay Madaxweynaha warbixinihii ugu danbeeyey ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan xoreynta deegaanno ka tirsan Jubbaland oo lagu guuleystay, waxayna soo bandhigeen sida ay uga go'an tahay Ciidamada Qalabka Sida in ay sii wadaan halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada.

Two people jumped overboard after a boat caught fire in   Bay,  .
09/07/2024

Two people jumped overboard after a boat caught fire in Bay, .

Gaza City residents ordered by Israel’s army to move to central Deir el-Balah, which the UN says is ‘already overcrowded...
09/07/2024

Gaza City residents ordered by Israel’s army to move to central Deir el-Balah, which the UN says is ‘already overcrowded’ with displaced Palestinians.

At least 31 people have been killed after a barrage of Russian missiles targeted five Ukrainian cities and badly damaged...
09/07/2024

At least 31 people have been killed after a barrage of Russian missiles targeted five Ukrainian cities and badly damaged Kyiv's main children's hospital

08/07/2024

Kulamadii Ra'iisul Wasaaraha Mudane Hamza Abdi Barre maanta la yeeshay Madaxweynaha dalka Ciraaq, Mudane Cabdi-Ladiif Jamaal Rashiid iyo Ra’iisul Wasare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Dr. Fu’aad Xuseen.

08/07/2024

Afhayeenka Booliska"Dadka Xaafadda Dab Damiska daganaa iyagaa garawsaday inay ka guuraan goobtaas iyadoo aan la qasbin"

Address

Mogadishu

Telephone

+442080000088

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hormarka Somali wayn posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share