Mataan Group.

Mataan Group. Kuso dhowoow Mataan Media production
Waxay idin qabanaysa duubis dhamestiran iyo dabacad dhamestiran

Waxan ku qurxindonaa malintaada.Waxa ku qabandonaa      iyo  hall ama guri si dhamestiran kugubsharaxeyna. Qeybaha dabac...
11/07/2026

Waxan ku qurxindonaa malintaada.
Waxa ku qabandonaa iyo
hall ama guri si dhamestiran kugubsharaxeyna.
Qeybaha dabacada waxa kamida Bororka arosyada, invitationada, iyo galalka invitationada,
Sidokale kudubo munasabadada.
Sida xafaladaha arosyada. Shirarka, siminarada iyo muqalada docomintriga.
Mataan waa fududeyaha bahidada oo idil.
Mataan Media production ➡️617537888
Fg. Waxan dhaman dib habeyn kusameynay
Qalabyada shaqada oo idil anago la janqadeyna isbadelka technologyada cusub
Waxan isticmaleyna qalabyadii ugu danbeyay...mahadsanidin

04/07/2026
04/07/2026

meda.
Mohamed Ibrahim Ali Mataan

kulan iskugu jira so dhaweyn lo sameyay Abdurrahman Aweis iyo is wareysidhaliyarada besha maxamed xasan (meda)aya lagu l...
28/06/2026

kulan iskugu jira so dhaweyn lo sameyay Abdurrahman Aweis iyo is wareysi
dhaliyarada besha maxamed xasan (meda)
aya lagu laqbatay mogadisho.
Mohamed Ibrahim Ali Mataan
Mataan Group.
Anwar Haji
Bile Mohamed Shaafici Hussein

07/06/2026

06/06/2026

mataan group spare parts .
waxey bixisaa iibinta qalabka spare partiska motoyinka.
laba lugoleyda
bajaj
sadax lugoleyda
siokale waxad ka heleysa
motoyinka fekonta cuseb iyo celis
sidokale waxa heleysa motoyinka laba lugoleyda kira ah hadi shuradaha buxiso
si lamida waxa heleysa kala wareg hadi damanad adag la timado
waxaa sidokale so dhax mari karta maal galin hada u bahato maal micro finance
laxarir 617537888
Mohamed Ibrahim Ali Mataan
Mataan Group.

eid wanagsan dhaman bahda mataan group qeybaheda kala duwan.waxan idin lenahy eid mubraka. Group.Mohamed Ibrahim Ali Mat...
26/05/2026

eid wanagsan dhaman bahda mataan group qeybaheda kala duwan.
waxan idin lenahy eid mubraka.
Group.
Mohamed Ibrahim Ali Mataan

20/03/2026

polyclinic.
Xarumaha degmada hodan tarabunka
Iyo deynile kaso horjedka isbital gutaale.
Ka faaideysi wacan
fans
Mataan Group.

Address

Makka Al Mukarama Road Taleh, Hodan District , Mogadishu-Somalia
Mogadishu
2526

Telephone

+252614923077

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mataan Group. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mataan Group.:

Shortcuts

Share