Qase Tv

Qase Tv Wararka & Barnamijyada

15/08/2024

Macalin Mahadi wuxuu idin lee yahay yaan la idin ka dhax qadeenin ee aan wada shaqeeno.

14/08/2024

Bajaajleeyla waxey ka careeysan yihiin canshuur horleh oo lagu soo kordhiyay ayaa maalintii labaad banaanbax kawada Muqdisho. Muuqaalka waxaa leh : SPTV

13/08/2024

Habalaha Galmudug Soomaaliya waa Quruxda Hawaynka Soomaaliyeed.👌

Kaca Reer Galmudug oo muuqaalkaan love badan saara❣️🙏

12/08/2024

GEESIYAD MIMCO: Waa gabar reer Galmudug oo geesiyad ah diidana in horteeda loogu Gafo Birmadle, Xurmadle Hassan Shiikh.

Xaqiiqdii Nimco waxay mudan tahay dhiiriglin Xoog leh waana Wadaniyad Dalkeeda jecel🙏

Macruuf Xaaji

12/08/2024

Wlhi caadi u ooyay waxa ka qaldana waan fahmi waayay

11/08/2024

Romantic ❤️.Jacayl❣️🙏

09/08/2024

Hooyadii gacanta loo qaaday iyo Dahabshiil oo DagDag ugu jawaabtay. Wixii dhacay iyo hoooyo Faadumo sida nolasheeda isu badashay.

08/08/2024

Arimaheena oo raaligalin wayn ka bixiyey

Xaaskiisi h**e ...

06/08/2024

Gabdhihii xirnaa waxay gowr dhawayd helayn xurnimadoodii

Alle Xuriyadu macaan, Wayba daraan dareen👌

Xamar yaa iska leh bal hadda hala waydiiyo?

05/08/2024

Ugu dambayn omaar bar bar ayaa isbitaalkii kasoo baxay waxa uuna sheegey...

05/08/2024

Dadkii oo ka cararaya ayuu dhabarka kusoo qaadey.....

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qase Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category