Green Media Initiative - GMI

Green Media Initiative - GMI We amplify local voices and inspire action for a greener Somalia. 🌱🌍
(2)

GMI is Somalia’s first green media, producing climate stories, documentaries, and campaigns while driving environmental advocacy and building capacity for journalists, and communities. Green Media Initiative, (also known as Warbaahinta Cagaaran in Somali) is Somalia's first green media hub, committed to promoting environmental awareness and sustainability. Our work include producing documentaries

, films, messages, radio programs and podcasts focusing on green sectors and climate impact. GMI brings together senior journalists, agronomists, environmentalists, and climate activists to achieve significant impacts on climate change in the Somali context. 'sGreenVoices.

07/10/2025

Warbaahinta iyo Isbeddelka Cimilada: Saddex saxafi ayaa ka wada sheekaystay fahanka, caqabadaha & doorka warbaahinta ee arrimaha deegaanka iyo isbeddelka cimilada.
Shukri Gaashaan, Sheikh Ahmed Caano Geel, Saciid Nadaara.

GMI exposes how Somalia’s   misled the public with fake projects, false claims, and exaggerated achievements. From the f...
01/10/2025

GMI exposes how Somalia’s misled the public with fake projects, false claims, and exaggerated achievements. From the fictitious GEED project to the unverified claim of planting 2 million trees, the investigation reveals fabricated progress and leadership without expertise — undermining Somalia’s climate resilience and credibility.

🔗 Read more from our website with a video for transparency: 👇

Introduction The Ministry of Environment and Climate Change (MOECC) in Somalia has come under intense public scrutiny, prompting a defensive video release that purports to showcase the achievements of Minister General Bashir Mohamed Jama during his first seven months in office. In a detailed fac...

22/09/2025

Qaar ka mid ah daraasadaha muhiimka ah ee lagu soo bandhigay Shirka 3aad ee Nabadda Puntland Development Research Center-PDRC , sanadkan oo diiradda lagu saaray Isbeddelka Cimilada, Nabadda & Amniga:
___________________________________________

1. Mohamed Okash: Exploring the effects of climate change and government stability on internal conflicts: Evidence from selected sub-Saharan African Countries.

2. Baraa Jamal: Climate change as a driver of conflicts and insecurity in Fragile context : Evidence from Jubaland State.

3. Liban Farah Barre Safe: The impacts of climate change in Puntland, Somalia.

4. Abdikadir Ahmed Mohamed : Climate change, conflict, and internal displacement in Somalia: A time of Series Analysis (1989 - 2023)

17/09/2025

Baaritaan: Maxaa ka run ah waxqabadka (Jan–July 2025) ay Wasaaradda Deegaanku soo bandhigtay?

QIIMEYN: Soomaaliya waxay wajahaysaa khatar isbeddel cimilo. Hadaba, 9 bilood kadib, Wasiir   Muxuu kusoo kordhiyay hoga...
12/09/2025

QIIMEYN: Soomaaliya waxay wajahaysaa khatar isbeddel cimilo. Hadaba, 9 bilood kadib, Wasiir Muxuu kusoo kordhiyay hogaaminta Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada - JFS ?

Shirweynaha Cimilada Afrika ee Labaad (Africa Climate Summit 2) ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Addis Ababa...
08/09/2025

Shirweynaha Cimilada Afrika ee Labaad (Africa Climate Summit 2) ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Addis Ababa, Itoobiya. Waa madal mideynaysa dalalka Afrika si ay uga wada hadlaan xalal iskaashi oo lagu wajahayo caqabadaha ka dhashay isbeddelka cimilada, kuwaas oo si weyn u saameeyay qaaradda.

🔗 Halkan ka akhri warbixinta iyo ajendayaasha shirka oo faahfaahsan. 👇

Taariikhda: 8–10 Sebteembar 2025Goob: Xarunta Shirarka Caalamiga ah ee Addis Ababa (AICC)Shirarka Hordhaca ah: 5–7 Sebteembar 2025 Hordhac Ku Saabsan Shirka ACS2 Shirweynaha Cimilada Afrika ee Labaad (Africa Climate Summit 2 – ACS2) waxaa martigelinaysa Dowladda Itoobiya, iyadoo kaashanaysa Mi...

Sawiro Naxdin Leh: Kulub, Magaalada Ay Ciidu Liqday! Kulub, magaalo xeebeed mar camiranayd, maanta waxaa qariyey dabaylo...
04/09/2025

Sawiro Naxdin Leh: Kulub, Magaalada Ay Ciidu Liqday!

Kulub, magaalo xeebeed mar camiranayd, maanta waxaa qariyey dabaylo xooggan iyo nabaad-guur, iyadoo isu beddeshay taariikh ciid ku aasantay. Waa tusaale muuqda oo muujinaya saamaynta isbeddelka cimilada ee Soomaaliya, isla markaana digniin u ah magaalooyinka kale ee xeebaha ee sida weyn ugu nugul bacaadka guurguura.

👉 Halkan ka daawo warbixin muuqaal ah oo aan ka samaynay Kulub iyo Dhinawda: https://www.facebook.com/share/v/19oQz5aZqE/

Sawirada: Sheikh Ahmed Caano Geel

Somalia stands at a crossroads: will we continue reacting to climate shocks—or invest in long-term resilience that prote...
30/08/2025

Somalia stands at a crossroads: will we continue reacting to climate shocks—or invest in long-term resilience that protects lives and livelihoods? In this article, UN Climate Security Advisor to Somalia Hodder explains why short-term fixes are no longer enough, and how bold, forward-thinking strategies can transform Somalia’s future.

Read the full article on our website.

Christophe Hodder The United Nations Climate Security and Environmental Advisor to Somalia. In a world where the pace of information is accelerating faster than at any time in human history, decision-making has become increasingly reactive. The explosion of real-time news, social media, and 24-hour....

Halkan dib uga akhri maqaallo muhiim ah oo sharaxaya waxa uu yahay isbeddelka cimiladu, saamaynta uu ku yeeshay Soomaali...
27/08/2025

Halkan dib uga akhri maqaallo muhiim ah oo sharaxaya waxa uu yahay isbeddelka cimiladu, saamaynta uu ku yeeshay Soomaaliya iyo dunida inteeda kale, iyo qaar kamid ah dadaallada caalamiga ah ee lagu wajahayo caqabadahaas.

• Xogta: Shirweynaha Labaad Ee Cimilada Afrika – ACS2 Addis Ababa, Itoobiya :https://gmi.so/xogta-shirweynaha-labaad-ee-cimilada-afrika-acs2-addis-ababa-itoobiya/

• Waa maxay Isbeddelka Cimilada: Sababaha, Saamaynta, Iyo Xalka https://gmi.so/isbeddelka-cimilada-sababaha-saamaynta-iyo-xalka/

• Saamaynta Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya https://gmi.so/isbadalka-cimilada-dhibaato-wayn-baa-ina-haysata/

• Isbeddelka Cimilada: Hadda Halkee Aduunku Taaganyahay? https://gmi.so/isbedelka-cimilada-hadda-halkee-taagannahay/

• COP: Wax Walba Oo Ku Saabsan Shirka Sanadlaha Ah Ee Isbeddelka Cimilada: https://gmi.so/isbedelka-cimilada-hadda-halkee-taagannahay/

• Magaalooyin Saxare Isu Badalay: Tusaalaha Doorsoonka Cimilada ee Soomaaliya: https://gmi.so/from-home-to-desert-how-climate-change-erased-two-somali-villages/

• Ficilada Cimilada Soomaaliya: Khataraha, Diigniinaha h**e, iyo Xalka: https://gmi.so/ficilada-cimilada-soomaaliya-khataraha-diignaha-h**e-iyo-xalka/

• Dib u milicso: COP29 Oo Kusoo Dhamaaday Natiijo “Niyad Jab Leh”:
https://gmi.so/cop29-oo-kusoo-dhamaaday-natiijo-niyad-jab-leh/

Isbadalka cimiladu waxa uu si weyn u saameeyay Soomaaliya, taas oo cawaaqib xumo weyn ku leh dadka, dhaqaalaha, iyo deegaanka. Abaaraha soo noqnoqda, fatahaadaha lama filaanka ah, iyo kororka heerkulka ayaa keenay cunto yari baahsan, barakac, iyo yaraansho ama naaqus ku socda xoolaha Soomaaliya. Wax...

Ma ka qaybgalaysaa Shirka 2aad ee Cimilada Afrika –ACS2?Halkan ka akhri dhammaan macluumaadka muhiimka ah ee ku saabsan ...
13/08/2025

Ma ka qaybgalaysaa Shirka 2aad ee Cimilada Afrika –ACS2?

Halkan ka akhri dhammaan macluumaadka muhiimka ah ee ku saabsan shirka. La wadaag ama hoos uga yeer saaxiibadaada kale ee isu diiwaangeliyay ka qaybgalka shirka. 👇

Taariikhda: 8–10 Sebteembar 2025Goob: Xarunta Shirarka Caalamiga ah ee Addis Ababa (AICC)Shirarka Hordhaca ah: 5–7 Sebteembar 2025 Hordhac Ku Saabsan Shirka ACS2 Shirweynaha Cimilada Afrika ee Labaad (Africa Climate Summit 2 – ACS2) waxaa martigelinaysa Dowladda Itoobiya, iyadoo kaashanaysa Mi...

04/08/2025

Shirkadda Beco ayaa si rasmi ah u shaacisay daahfurka mashruucii ugu horreeyay ee Carbon Credit ee Soomaaliya — hal-abuur lagu wajahayo dhibaatooyinka isbeddelka cimilada, isla markaana lagu horumarinayo tamarta nadiifta ah.Mashruuca cusub ayaa lagu wadaa in uu furo fursado cusub oo dhinaca maalgashiga deegaanka ah, isla markaana kor u qaado ka-qaybgalka Soomaaliya ee dadaallada caalamiga ah ee la dagaallanka isbeddelka cimilada.

30/07/2025

Kulub iyo Dhinowda oo ahaa magaalooyin camiran oo nolol ka jirtay maanta waa cidlo. Bacaad/Ciid ayaa liqday guryihii, dugsiyadii, iyo xarumihii caafimaadka.

Musiibada ku habsatay magaalooyinkan ee Isdeddelka deegaanka iyo cimiladu horseeday waa digniin, inta aysan magaalooyin kale qarsoomin.



Story Producer: Saed Faisal
Multimedia Consultant, USAID Somalia 2024 Award Winner
CEO of Alool / Contributor at Green Media Initiative - GMI

Address

Hodan
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Green Media Initiative - GMI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share