Ganacsi Bile Tv

Ganacsi Bile Tv Falanqaynta Ganacsiga, Siyaasada iyo Arimaha Bulshada. Nagu so biir
(2)

CADAYMO ISI SOO TARAYA-- Marka la eego labada diyaaradoo Ee Dronis kaa ee ay haysato dowladda federal ka Somalia, kuwaas...
04/09/2026

CADAYMO ISI SOO TARAYA-- Marka la eego labada diyaaradoo Ee Dronis kaa ee ay haysato dowladda federal ka Somalia, kuwaas oo aan Guuxooda aad Loomaqlin waa labo nooc oo kala ah Bayraktar TB2 iyo Bayraktar Akıncı

Bayraktar TB2 - waxay hawl kaso qaban kartaa oo ay kuso noqonkartaa meesheedii masaafo dhan 300 oo kilometers (186 miles) Dhinacakale

Bayraktar Akıncı- waxay hawlgal kasoo fulinkartaa masaafo dhan 7,500 oo kilometers (4,155 miles)

Sidaa daraadee waxaa ladhihi karaa diyaarada Duqaynta ka fulisay DOLOW waa -Bayraktar Akıncı

FIRO GAARA- Tv ga ma cadayn Karo ilaa la helo cadayno ku filay Lakin waa qiyaasta ugu dhaw

somalida wayka hormarsanaayeen Africa da kale waqtigii 1960 ilaa 1990, Somalia waxay ku xirnay oo ay la tartami jirtay w...
02/09/2026

somalida wayka hormarsanaayeen Africa da kale waqtigii 1960 ilaa 1990, Somalia waxay ku xirnay oo ay la tartami jirtay wadamada india iyo Talyaaniga xaga hormarka iyo waxsoo saarka.

Lakin hada se waxay ka hoosaysaa wadama ugu liita xaga wax soo saarka iyo amniga - WAXAANA U SABABA QABYAALADA IYO SIYAASIGA SIDA INDHA LA AANTAA LOO TAAGEERO OO QARANKII LAGA HORMARIYAY HEBEL ÀAN ISXIGNAA ILAÀ LAGA GUDBO SAAN AYAY SOMALIA KU JIRAYSAA.

WARKA: Daadad masiibo ah oo ka dhacay Nepal subaxnimadii Arbacada ayaa sababay dhimashada ku dhawaad ​​boqolaal Qof sido...
27/08/2026

WARKA: Daadad masiibo ah oo ka dhacay Nepal subaxnimadii Arbacada ayaa sababay dhimashada ku dhawaad ​​boqolaal Qof sidoo kale waxaa la la'yahay 1500 oo kale, wararka waxay intaa ku darayaan dadka dhintay iyo dadka lalayahay inay ku jiraan Ajaanib kakala yimaaday dalalka Mareykanka, India, Australia, UK iyo Canada.

Daadadku waxay ka dhaceen degmada Rasuwa ee waqooyiga, oo ku taal xuduudda Tibet, abaaro 8:30am subaxnimo.
Bile Tv

Dadkii Gaajo iyo jiro aya u dhamaanayaan, kuwana 1500 Geela ayaa Bilaash u Gawracayaan.FIRO GAARA Inla xuso Dhalashada N...
25/08/2026

Dadkii Gaajo iyo jiro aya u dhamaanayaan, kuwana 1500 Geela ayaa Bilaash u Gawracayaan.

FIRO GAARA
Inla xuso Dhalashada Nabiga NNK waa waajib, waxaana ku filan in maalmahaa la wayneeyo oo Quran Akhris kaliya lagadhigo. Lakin Waa khalad in Ayadoo Dadkeena GAAJO u dhamaanayaan inla yiraahdo Intaa oo xoolaa waxaa lagu bixinayaa NABIGA DARAADII NNK.

diinta Kor ayay ka taqaanaa Lakin macneheeda mafahmaan miyaa?

XIGASHO- Liban Macalin

Ma ogtahay - in marinka  Gaza ee Falastiin ay ku noolyihiin 11,000 oo dad Afrikan ah oo loogu yeero magaca AL ABEED oo m...
25/08/2026

Ma ogtahay - in marinka Gaza ee Falastiin ay ku noolyihiin 11,000 oo dad Afrikan ah oo loogu yeero magaca AL ABEED oo macneheedu uu yahay ADOOMO. Mise ogtahay in dadkaa ay meelo gooni ah daganyihiin oo loodiido inay soo dhexgalaan Bulshada kale ee dagan marinka Gaza. Bile Tv

   Hassan sheikh Mahmud.2026- Dil,Dhac iyo shaar dawladeed oo laysku dulmiyo.
23/08/2026

Hassan sheikh Mahmud.

2026- Dil,Dhac iyo shaar dawladeed oo laysku dulmiyo.

Aisha Wahab oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga, oo ah qof si cad u dhaleeceysa Israa'iil, ayaa ku guuleysatay kursi ka mi...
22/08/2026

Aisha Wahab oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga, oo ah qof si cad u dhaleeceysa Israa'iil, ayaa ku guuleysatay kursi ka mid ah Aqalka Wakiillada Mareykanka ee California inkastoo malaayiin ay ku bixiyeen sidii loo dhaafin lahaa kursiga.

Waxay u muuqataa in shacabka Maraykanka ay ku baraarugeen sida ay Israa'iil u iibsato siyaasiyiintooda kadibna ay waxayrabto ugu qasabto dowladda Maraykanka. Bile Tv 📺

Khayraadka Dalka 🇸🇴 iyo Turkiga 🇹🇷 - Markabka Baaraayo waa Turkey, Ciidanka waardiyaynaayo Waa Turkey Kuwa Qodaayo waa T...
21/08/2026

Khayraadka Dalka 🇸🇴 iyo Turkiga 🇹🇷 - Markabka Baaraayo waa Turkey, Ciidanka waardiyaynaayo Waa Turkey Kuwa Qodaayo waa Turkey, Meesha lagaynaayo iyo Cida iibinayso waa Turkey -

Malinta Dambe- SOMALIA Waa- 0 Oil 🛢

21/08/2026

🔴 WAR DEG DEG AH: Sacuudi Carabiya, Turkiga, Masar, Indonesia, Urdun, Bakistaan, Qadar, iyo Imaaraadka Carabta ayaa cambaareeyay siyaasadaha deegaamaynta Israa'iil ee dhulalka rer Falastiin, waxayna si cad u diideen qorshaha deegaamaynta sharcidaradaa.

Address

KM4 Street
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ganacsi Bile Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category