Farhan Noor

Farhan Noor ●Maskaxdaada yey noqon,,
●Maqal lagula leeyahay,,
●Lagu furo muftaaxyada,,
●Hadba lagu muraadsado,,
●Magacaaga yuu noqon,,
●Mid xumaan kamarakaca,,

26/08/2026

War ka qabta dhulkuu ka taagaye🤣🙆

Taliyihii Ciidanka loo bixiyay Birmadka KGS ayaa Iscasilay sababo uu ku sheegay Muuqaal goordhaweyd la duubay oo aan wel...
26/08/2026

Taliyihii Ciidanka loo bixiyay Birmadka KGS ayaa Iscasilay sababo uu ku sheegay Muuqaal goordhaweyd la duubay oo aan weli la baahin.

Sandheere ayaa ka mid ahaa saraakiishi hogaaminayay ciidamadii xukunka ka tuuray Lagtagareen.

Ciidanka Birmadka waxaa lagu bedelay ciidanka hadda Laftgareen u daagalama ee Daraawiishta.

26/08/2026

Xaalka beydhaba shalay iyo Maanta ku kala sugantahay, waa 2 muuqaal oo muujinayo shalay sida ay amni u aheyd balse maanta ay utahay Amni la’aan,

“laftagareen oo banaanka magaalada ciidan tababar ugu soo xirayo balse aan ciidan badan wadan,

“Aadan madoobe oo magaalada gudaheeda dhex marayo balse ciidan badan wato,

25/08/2026

Balankii uu shacabkiisa ka qaaday wali wuu ku taagan yahay,

(Anigu nin baan ahay ma ogolaanayo)

25/08/2026

reer tiktok umad ma aha😁😁

24/08/2026

MW-Farmaajo intuu talada dalka hayay waxuu diiday in la b**bo hantida danta guud, labarakiciyo shacabka soomaaliyeed, xitaa dalkoo doorasha ku jiro ayuu ka digayay inaan lagu xad gudbi karin hantida danta guud, iyo sharafka muwaadinka soomaaliyeed,
lkn
Nasiib daro shacabka soomaaliyed waxey ugu abaal gudeen iney xilka ka tuuraan, kuna badalaan Xasan shiikh, taasina waxey dhaxalsiisay dadkii soomaaliyeed 4-sano iyo 3 bilood oo barakac, burbur iyo b**b hantiyadeed mid guud iyo mid gaar ahba,

24/08/2026

Waa wax ba k**a jiraan😂🤣

24/08/2026

Boowe hada doorashadii Galmudug ma waxbo k**a jiraanbaa, bisinka iyo burdaha😁🙆

24/08/2026

Go’aanka maxk**ada sare Alle k**a dhigo, maxk**adii gobolka banaadir ee saalax gudoonka ka ahaa ee axmed madoobe waaranka ujartay😁

Address

Maka Al-Mukaram Street
Mogadishu
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farhan Noor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share