18/07/2024
Ma ogtahay in nabi aadan c s laga bartay b**r falashada.
Ma ogtahay in nabi iddiris c s laga bartay dhar tolidda.
Ma ogtahay in nabi ibraahim c s laga bartay surweel xirashada
Ma ogtahay in nabi nuux c s laga bartay faryaamada alwaaxda oo wax kaga sameeyo
Ma ogtahay in nabi ciise c s laga bartay dhaqtarnimada oo uu dadka daawayn jirey