DaaciYatu qeyr micraaj

DaaciYatu qeyr micraaj micrj

Xas ad ku qancdiyo Xila doon hadaa tahay Gabar an xijabneen Xubnaheeda an qarineynin Xaskada yeysan  noqon Xijabka xayaa...
22/06/2020

Xas ad ku qancdiyo
Xila doon hadaa tahay
Gabar an xijabneen
Xubnaheeda an qarineynin
Xaskada yeysan noqon
Xijabka xayaato iyo nolal wacan kujirtaa

Like page Daaciyah Qyr micraaj 🙏

Xaas ad ku qancdiyo Xila doon hada tahay Gabar an xijabneen Xubnaheeda an qarineynin Xaskada yeysanba noqon Xijabkee xay...
06/06/2020

Xaas ad ku qancdiyo
Xila doon hada tahay
Gabar an xijabneen
Xubnaheeda an qarineynin
Xaskada yeysanba noqon
Xijabkee xayaato iyo nolal wacan kujirtaa

Hapen wngzn Ahpapii

Like page Share♥️💢💢💗💗

👸Ukhtii maxaa ka Qurux badan inuu allah swc ku arko adigoo adeecaya Amarkiisana Qaadanaya Xijaabka uu ku amrayna xiran 👸...
08/01/2020

👸Ukhtii maxaa ka Qurux badan inuu allah swc ku arko adigoo adeecaya
Amarkiisana Qaadanaya
Xijaabka uu ku amrayna xiran 👸👸

❤️Gabdhaha soomaaliyeed waa kuwa aduunka ugu Asturnaata wanaagsan👸👸👸👸

waa idinku faanaa sisters👸👸👸
Allah ha idin xafido jannatul firdowsana
Allah ha idin ku arzaaqo

💕💕

By Daaciyatu Qeyr micraaj 💘💘

Like and Share 🙏🏼🙏🏼

Alle ha u naxariisto dadkii ku Naf waayay Fatahaada wabiga shabeelle ee magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan. Sidoo k...
28/10/2019

Alle ha u naxariisto dadkii ku Naf waayay Fatahaada wabiga shabeelle ee magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan. Sidoo kale alle ha u gar gaaro dadka dhibaatadu haysato ee wax yeelada kala duwani ay kasoo gaartay daadka iyo fatahaadda wabiga.

Maahan markii ugu h**eysay ee daadka wabigu wax yaalo weyn gaarsiiyo reer balad weyne iyo gobolo badan oo dadka ah oo wabiyadu maraan, sanadkii h**e sidaan kale ayey dhib badani kasoo gaartay dadka badanna waa ku naf iyo hanti waayeen.

Waa arin u baahan wax ka qabad iyo gurmad deg deg ah sidii magaalooyinkaas looga hor tagi lahaa in daadku qaado dadka iyo deekaankaba; waxayna u baahan tahay iskaashi dadka Soomaaliyeed, Dowladooda iyo ciddii wax ka geysan kartaba.

Alle ha badbaadiyo dadkaas
😭😭😭😭😭 😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

Fadlan walal u duceey walalhaga dhibateyzaN

Quruxda iyo Qiimaha Gabdaha waa Xijaabka,Walaasheyda muslimada aheey ogow inaa tahay Jawhar la ilaaliyay Allahna Uu kaso...
11/10/2019

Quruxda iyo Qiimaha Gabdaha waa Xijaabka,Walaasheyda muslimada aheey ogow inaa tahay Jawhar la ilaaliyay Allahna Uu kasoo ceeptiray 7samood korkooda uuna Suurad Dhan kugu magacdaray oo la yirahdo An-Nisaa(Dumarka) Ee walasheyda muslimadaahaay Qaado Amarkiisa oo marna hakatagin Xijaabka o u qaado sida dhabta ahi uu Allah Qurankiisa kusheegay si Maalintan hadh kala jirin U Allah ku harsiyo Carshigiisa! Hana is dhihin Oo markaan isdaboolo yaa iguursanayo oo arkaayo quruxdeyda taasina waa hadal uu sheydaanka doonayo inuu kugu lumiyo oo aad kamid noqotid kooxdiisa Allaha kudhawree,

waayo Allah Cazza wajal wuxuu yiri

DUMARKA FIICAN WAXEEY USUGNAADEN RAGA FIICAN,
RAGA FIICANA WAXEY USUGNAADEN DUMARKA FIICAN.

DUMARKA XUN WAXEY USUGNAADEN RAGA XUN
RAGA XUNA WAXEY USUGNAADEEN
DUMARKA XUN(suratul-noor)

Maanta kabacdi Noqo Caaqil Ama Caaqilad insha-allaah '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''...
13/09/2019

Maanta kabacdi Noqo Caaqil
Ama Caaqilad insha-allaah
'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''

Haddii Aad Safar kujirto
Kadibna Safarka dhexdiisa Aad makhaayad kunasato

Oo Aad kadalbato Cunto iyo Cabitaan Kadibna Mudalabkii Uu
Kuukeeno Dhammaan Weelashii
Dalabka Oo madhan
(Yacni Faaruq Aha )

Maka Gudoomi lahayd Mise Safarkaagaad iskasii
Wadan lahayd?

Jawaabtu Waa Xagiina
insha-allaah

Taas Waxaa lamida Nolosha
Noloshu Waa Safar Oo kale

Safar walba Wuxuu leeyahay
Natiijo bardhamaad
Iyo dhacdooyin
Kudhex lifaaqan

Marka Fadlan Qalbigeena
Oo Uu iimasn
Kafaaruq Yahay
Yaynaan Dunidaan kunoolaan insha-allaah

Weel faaruq Noqdey
Qalbigaagoo lamida
Waa Sida iimaankoo
Kaa Firxadey

Alloow iimaanka
Kudhex Naaxi
Qalbiyada
Muslimiinta
Aan kamidka ahay
Insha-allaah

Aabbe Waa dheeman iyo jawhar aad haysato Hadduu
Kuunool yahay

Hadaadan Haysanna Waa dheeman iyo jawhar Kaamaqane
Uducee inaad jannada kula
Kulanto insha-allaah

Daa-iman khayr
Ayaan idinla
Jeclahay

Ciyaalkaaga Aabahood Kufikir
Nay diin iyo Naxariis kamuuqato
Sida Sawirka oo kle
Nin Ciyaalkiisa Aad Ugu Naxariis badana
Uu ahaado insha-allah

Khayr insha-allaah.

Bari waa isniin ka mid  Noqo Dadka Nooleeyo sunadi Nabi muhamed scw Rabina loo Bandhigayo camalkooda Ayaga oo sooman...a...
08/09/2019

Bari waa isniin ka mid Noqo Dadka Nooleeyo sunadi Nabi muhamed scw Rabina loo Bandhigayo camalkooda Ayaga oo sooman...abuuu hurayra waxaa laga warinayaa in uu nabiga csw uu yiri Acmaasha waxaa la soo Bandhigaa maalinta Isniinta iyo khamista waxaana jeclaaday camalkeyga in la soo Bandhigo Aniga oo Sooman..waxaa saxiixiyaay albaaani Boga 2959
hadaba walaalaha xasuuusi waxaa jira Dad Badan oo jecel Dadkaas in ay ka mid noqdaan
Nabiga scw wxuu Yidhii
aadaalu caallal kheyri ka faaciilihii

kaan kheirka daadka tusaya hadi aad qarisaan qalad wye saanu allah iyo rasulkisaba naa amry haadu saameyo qofkas ajiirka asiga loo qorayo mid kaawen oo labo laab aya laagu qoraya.kun daaciyal lliil kheir allae haanaga dhiigo kuwa maaqlo haadalka wanaagsn oo raaco wanaagisa allahunma amin alladiina yaastamaacunal qoowla faayatabicuna ahsaanah ..waxaan alle kaa baryeyna acmashena Baarito alle loobandhigayo inee noqdan acmaal salix oo aduun iyo akhiiraba kuu liibano allahuma amin
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🤲🤲🤲
والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Like sar page oo walalahaa la wadaag qeyrka
Mhdsanid

Share 🙏🏼🙏🏼

Bari waa isniin ka mid  Noqo Dadka Nooleeyo sunadi Nabi muhamed scw Rabina loo Bandhigayo camalkooda Ayaga oo sooman...a...
08/09/2019

Bari waa isniin ka mid Noqo Dadka Nooleeyo sunadi Nabi muhamed scw Rabina loo Bandhigayo camalkooda Ayaga oo sooman...abuuu hurayra waxaa laga warinayaa in uu nabiga csw uu yiri Acmaasha waxaa la soo Bandhigaa maalinta Isniinta iyo khamista waxaana jeclaaday camalkeyga in la soo Bandhigo Aniga oo Sooman..waxaa saxiixiyaay albaaani Boga 2959

hadaba walaalaha xasuuusi waxaa jira Dad Badan oo jecel Dadkaas in ay ka mid noqdaan
Nabiga scw wxuu Yidhii
aadaalu caallal kheyri ka faaciilihii

kan kheirka daadka tusaya hadi aad dahdoo arr saan qalad wye san same saanu allah iyo rasulkisaba naa amry haadu saameyo qofkas ajiirka asiga loo qorayo mid kaawen oo labo laab aya laagu qoraya.
kun daaciyal lliil kheir
allae haanaga dhiigo kuwa maaqlo haadalka wanaagsn oo raaco wanaagisa allahuma amin alladiina yaastamaacunal qoowla faayatabicuna ahsaanah
..waxaan alle kaa baryeyna acmashena Baarito alle loobandhigayo inee noqdan acmaal salix oo aduun iyo akhiiraba kuu liibano allahuma amin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
pageka
oo share oo lawadaag walalhaga si qyrka ay ugu faideystaan mhdsanidin

 Qur'aanka waxaan ka baraneynaa qaabka ugu Wanagsan ee  loo la dhaqmo dadka, maxaa ka qurux badan hadii aan ku dhaqano w...
05/09/2019



Qur'aanka waxaan ka baraneynaa qaabka ugu Wanagsan ee loo la dhaqmo dadka, maxaa ka qurux badan hadii aan ku dhaqano wuxuu quraanka nabaraayo waayo Waa Tarbiyad iyo Akhlaaq Mida ugu Wanagsan Ee Lagu Dhaqmo waxana Inoo Sheegaya Swt

Qur'aanka waxaan ka baraneenaa:-
⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘
• Ka dhawrsada wax badan oo mala ah.
• Yuuna yasin ragna rag kale.
• Hana ceebeynina Naftiinna.
• Hana isugu dhawaaqina naanays xun.
• Hana is jaasuusina.
• Qaarkiinna qaarka kle yuusan xamanin
• Heshiisiiya dhexdooda.
• Hadduu idiinla yimaaddo faasiq war, hubsada.
•Una garsoora.
⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘
Xifdi isku day in aad Ku dhaqanto insha allah

Jumca mubaarak
alla muslims

Like and share page

Mhdsanid

16/08/2019


3⃣
❔من الذي لقبه الرسول الكريم بالطيب المطيب ؟
🎈عمار بن ياسر .
🔆🔅🔆🔅🔆
❔ما هو الحج الأصغر ؟
🎈العمرة .
🔆🔅🔆🔅🔆
❔ما أعظم سورة في القرآن الكريم ؟
🎈الفاتحة .
🔆🔅🔆🔅🔆
❔ماهي السورة التي لا تحوي حرف الميم ؟
🎈سورة الكوثر .

🔆🔅🔆🔅🔆
❔من هو الصحابي المستجاب الدعاء ؟
🎈سعد بن أبي وقاص رضي الله عنه .

🔆🔅🔆🔅🔆
❔كم عدد السور التي افتتحت بثلاث أحرف ؟
🎈13 سورة .
🔆🔅🔆🔅🔆
❔كم عدد المواضع التي اقسم الله بنفسه في القرآن ؟
🎈سبعة مواضع .
🔆🔅🔆🔅🔆
❔ في أي الغزوات أسرت الشيماء أخت الرسول صلى الله عليه وسلم من الرضاعة ؟
🎈في غزوة حنين .
🔆🔅🔆🔅🔆
❔من أسد الله ؟
🎈حمزة بن عبد المطلب .
🔅🔆🔅🔆🔅
❔من الذي اهتز لموته عرش الرحمن ؟
🎈سعد بن معاذ رضي الله عنه .
🔅🔆🔅🔆🔅
❔من هي المجادلة ومن زوجها ؟
🎈خولة بنت ثعلبة زوجها أوس
Like page ظاعیۃ الخیر معراج

✔️ Waxaa  xanuunsatay Faadumo Bint Rasuulillaah ﷺ waxaana soo booqatay Saaxbiibaded  Asmaa, Faadumo waxay tiri:- " Marka...
13/08/2019

✔️ Waxaa xanuunsatay Faadumo Bint Rasuulillaah ﷺ waxaana soo booqatay Saaxbiibaded Asmaa, Faadumo waxay tiri:- " Markaan dhinto Naxashka marka la igu qaado waxaan ka baqayaa in jirkeygu Muuqdo...!"

✔️Asama waxey ku tiri:- " Ka waran Haddaan kuu Sameyno mid aan ku soo arkay Ardul Xabashah, oo Waasic Ah, kuna asturaaya?"
Aad ayey Faadumo ugu faraxday, waxeyna ku tiri:- " Ilaahey haku asturo sida aad ii asturtay".

• NUXURKA QISADA

✔️Bal u fiirso walaasheyda Muslimadda aheey, Asturaadda Jirka iney wax weyn tahay, Gabadhii Rasuulka (ﷺ)waxey ka xishooneysaa Jirkeeda inuu Sawirmo, Iyadoo Dhimatay halka ay Maanta kuwa Nool ay is Qaawinaayaan!

✔️Ogoow walaasheydiiyey waxaa Sharaf leh Gabadha ku dayatay Faadumo Bintu Rasuulillaahi (ﷺ) iyo Asmaa Bintu Cumays,iyo dhammaan saxaabadii Nabiga (ﷺ).

✴Hadadaad Akhrisatay ku sali Nabigeena Muxammad (ﷺ)

✴Wlal Haka Bixin Adoo GAREEYN

Like page Daaciyatul qeyr micraaj

Address

Mogadishu

Telephone

+252619001719

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DaaciYatu qeyr micraaj posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DaaciYatu qeyr micraaj:

Share

Category