Digital Skills Tech.

Digital Skills Tech. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Digital Skills Tech., Digital creator, Mogadishu.

10/08/2024

Baro maanta Xirfadaha Digital-ka ah ee suuqa Shaqada looga baahan yahay si aad uga faa'ideysato Fursadaha Suuqa.
.

02/08/2024

Do what U like To do🥰✍️
Ka dhigo -kaada waxa aad jeceshahay inaa sameysid si aadan uga caajizin.✍️🥰


31/07/2024

Samee 30 Daqiiqo oo ka mid ah Maalintaada Waxa aad jeceshahay ama Xirfad aad u leedahay,Hal sano kadib waxaaad arkidoontaa in Xirfadaas ay wax badan Ka badeshay Nolashaada.
.
.
.

30/07/2024

wax walba oo Niyadaada ku jiro oo aad isleedahay Sameey, waqtiga ugu fiicnaa waxay aheyd 5 sano ka hor.
waqtiga 2aad ee ugu ugu wanaagsan in la sameeyo waa hada.
.
Dr. Adnan Abdallah.

Wali ma maqashay codka cusub ay facebook  soo kordhisay ee marka like la taabto soo baxaya 🤔.Hadaadan horay u maqal hada...
28/07/2024

Wali ma maqashay codka cusub ay facebook soo kordhisay ee marka like la taabto soo baxaya 🤔.
Hadaadan horay u maqal hada tijssbi oo maqal.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Digital Skills Tech. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share