Sir-ogaal

Sir-ogaal Hel xaqiiqo walba oo jirta

06/06/2026

Qaraabada Hoose ee Madaxweynaha oo Saaka Hubka Laga Qaaday

Liiska Dadka Hubka Laga Qaaday:

1. Xildhibaan h**e Saadaq Macallin Cabdi Kariin – Cali Gaaf, Waceysle

2. Yuusuf Cali – Cali Gaaf, Waceysle

3. Nuurto Sheekh Maxamuud – Cali Gaaf, Waceysle

4. Khaliif Cumar Macallin Nuur – Cabdiraxmaan Saleemaan, Waceysle

5. Nuur Aduunyo – Cali Gaaf, Waceysle

Wadar ahaan: 5 qof oo ka tirsan qaraabada hoose ee Madaxweynaha ayaa la sheegay in saaka hubka laga qaaday.

06/06/2026

Guryaha hubka lagala baxay waxaa kamid ah guryaha.

CALI SHEEKH MAXAMUUD
NUURTO SHEEKH MAXAMUUD

Oo ah walaalaha la dhashay madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Xasan Sheekh. Nuurto waa da'da ka weyn Cali na waa da'da ka yar.

05/06/2026

Sidoo kale Xildbibaan Ccw, ayaa soo gaaray guriga Sheekh Shariif.

05/06/2026

Raysalwasaare Khayre oo soo booqday Sheekh Shariif.

05/06/2026

Xil- Daahir Amiin jeesoow "Muqaal muujinaaya tacadiga iyo ihaanada lagu haayo siyaasiyiinta ka aragyida duwan Xasan shiikh".

𝐖𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐢𝐢𝐟 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐟𝐚𝐬𝐡𝐢𝐥𝐦𝐞𝐞𝐧, 𝐱𝐢𝐢𝐬𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐚𝐧 𝐌𝐢𝐫𝐢𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨Sida warku nagu...
04/06/2026

𝐖𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥𝐥𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐢𝐢𝐟 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐟𝐚𝐬𝐡𝐢𝐥𝐦𝐞𝐞𝐧, 𝐱𝐢𝐢𝐬𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐚𝐧 𝐌𝐢𝐫𝐢𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨

Sida warku nagu soo gaaray waxaa gabi ahaan ba fashilmay wada-hadalladii iyo waanwaantii ay odayaasha dhaqanku ka dhex wadeen Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh. Wararka ayaa sheegaya in ciidamo kala taageersan labada dhinac ay isku hor fadhiyaan aagga Mirinaayo, iyadoo laga cabsi qabo in halkaasi uu ka qarxo dagaal haddii aan xal degdeg ah la gaarin. Ilaa hadda ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay labada dhinac.

𝐇𝐚𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐮 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐢𝐢𝐟.
04/06/2026

𝐇𝐚𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐮 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐞𝐢𝐤𝐡 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐢𝐢𝐟.

𝐆𝐞𝐞𝐫𝐢 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐛𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐥𝐚𝐤𝐢𝐢𝐧 𝐠𝐞𝐞𝐝𝐢 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮𝐦𝐚 𝐧𝐢𝐡𝐢𝐧.
04/06/2026

𝐆𝐞𝐞𝐫𝐢 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐛𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐥𝐚𝐤𝐢𝐢𝐧 𝐠𝐞𝐞𝐝𝐢 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮𝐦𝐚 𝐧𝐢𝐡𝐢𝐧.

04/06/2026

Wada hadallo saacado qaatay kadib, Xasan Sheekh ayaa ciidankiisa kala soo baxay aaga mirinaayo oo hooy iyo difaac u ah madaxweyne h**e Sheekh Shariif.

04/06/2026

𝐑𝐚𝐲𝐬𝐚𝐥𝐰𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐡𝐚𝐲𝐫𝐞 "Hub aanan naloo adeegsan malahan, hoobiyaa laga soo tuuraaye madaxtooyada iyo daroonis"

Address

Mogadishu
0022

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sir-ogaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share