Xogbile TV

Xogbile TV Xogbile is a Media platform dedicated to delivering up-to-date news, interviews and in-depth reports on Somalia and the World

07/06/2026

Shidaal aan la soo saarin baa Dood ka taagan tahay hab qeybsiga.

07/06/2026

Shariif Xasan iyo Cabdicasiis Jawaari oo sheegay ilaa Aadan Madoobe xilka iska casilayo in aysan Doorashada ka qeybgaleynin

07/06/2026

Munaafaqnimo ayuu ku tilmaamay duleysiga ka jira xafiiska Muungaab

07/06/2026

Farmaajo " Sheekh Shariif waa ninkii kooxda AS kula dagaamay magaaladan Muqdisho"

07/06/2026

Jiritaanka IRAN I Macalimad Fartuun

06/06/2026

Taariikhda yagyeelida Koonfur Galbeed iyo Shariif Xasan

06/06/2026

Shariif Xasan oo ku baaqay in uu Xilka iska casilo Aadan Madoobe, si doorashada Daahfurnaan u noqoto

22 sano kaddib, Aadan Madoobe oo diiday natiijada Doorasho looga adkaaday ayaa Arbacada mar kale tartan adag isla galaya...
06/06/2026

22 sano kaddib, Aadan Madoobe oo diiday natiijada Doorasho looga adkaaday ayaa Arbacada mar kale tartan adag isla galayaan Shariif Xasan Sheekh Aadan oo galabta qaatay Shahaadada Musharaxnimo ee Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Macalinka ayaa laga soo wariyey in haddii Arbacada looga adkaado Doorashada dhacayso uu ku biiri doono Xisbiga Himilo Qa...
06/06/2026

Macalinka ayaa laga soo wariyey in haddii Arbacada looga adkaado Doorashada dhacayso uu ku biiri doono Xisbiga Himilo Qaran oo uu hogaamiyo Sheekh Shariif, tan oo ka dhigan in Villa Somalia iyo Madoobe is dhakrid ay jirto.

06/06/2026

Da'da Pro Dalxa ee Fanka

Address

Muqdisho
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogbile TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xogbile TV:

Share