Abdulkadir Ahmed.

Abdulkadir Ahmed. A bright future lies ahead for the African continent, and we (the sons and daughters of the continen

12/09/2025

Maxay qabataah Hayada kaarka caafimaadka ee Ee Minnesota

12/09/2025

Israiil si dadban ayay umaalaysa Bariga dhexe

12/09/2025

Wasarada Arimaha dibada Somaliya waxay kamid tahay meelaha laga ilaaliyo dadka reer waqooyiga ah

12/09/2025

Aby Ahmed Asagaa ii eg, maadama aan ka weynahay

19/08/2025

Wasiir h**e ‘’ wadankan waxaa lagu joogaa 4.5’’

19/08/2025

Masraxa Siyaasada

18/08/2025

Kulanka Caawa ee Trump iyo Madaxweynaha Ukrain?

17/08/2025

Xaalka Somalida

17/08/2025

Wararka ugu danbeyay ee xaalka Qasa ||Dibadbaxyada falastiiniyiinta ee New yourk.

WASIIRKA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL OO MAGACAABAY XOGHAYAHA DOWLADDA HOOSE EE DEGMADA XUMABAYS.Garowe: August 10, 20...
10/08/2024

WASIIRKA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL OO MAGACAABAY XOGHAYAHA DOWLADDA HOOSE EE DEGMADA XUMABAYS.

Garowe: August 10, 2024: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Wuxuu xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Xumbays u magacaabay Maxamed Buruuj Yuusuf (Dhoobeeye).

Sidaa darteed, Waxaa la farayaa maamulka Gobolka Karkaar iyo kan Degmada Xumbays in la fuliyo dhaqan gelinta magacaabidda xoghayaha cusub.

Dhammaad

Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL.

10/08/2024

Mugadishu
Caynab TV

“SNM waa taariikhdeena qofka diidan SNM waa qof diidan Jiritaankeena ( Somaliland)” Maayir mooge
10/08/2024

“SNM waa taariikhdeena qofka diidan SNM waa qof diidan Jiritaankeena ( Somaliland)” Maayir mooge

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdulkadir Ahmed. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdulkadir Ahmed.:

Share