Mohamed Hajji Ali Moa'lim

Mohamed Hajji Ali Moa'lim Waa Page-Keyga Rasmiga Ah Mohamed Hajji Ali Mo'alim,Fadlan Like Ii Saar Adigoo Mahadsan

01/08/2025

Habeen dhoweyd waxaa ka dhacay magaalada muqdisho waa wax aad ii xanuujiyey in aan aragno meel lagu sheegay xaflada lagu daah furaayo xarun cusub waxaana halkaas ka soo muuqdey gabdho soomaaliyeed oo u lebisan sida gabdhah gaalada ah ee an ku aragno qurbaha oo wada qaaban weliba wareysi laga qaaday oo ku faraxsan runtii waa musiibo aad u weyn arintaas hadii qqn laga hadlin ee ka dhalan doonto musiib aad u weyn sidaas darteed waxaan halkaan baaq ugu diraya dhamaan bulshada ku dhaqan magalaada muqdisho in ay iska diidan dhaqamada ka hor imaanaya diinteeda suuban iyo sunada nabi muxamad SAW.sidoo kale waa muhiim in culimada soomaliyeed ay arintaas ka hadlaan una naseexayaan dadka waxaad dhiiro gelinaayo.
Ilaahey soo hanuuni dadkaaas anagana naga badbaadi fitnadaas.

30/07/2025
29/07/2025
26/07/2025

Dhiiro gelinta macalinka waa dhiiro gelinta ardayda

Address

Taleex
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Hajji Ali Moa'lim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share