Isha wararaka

Isha wararaka Markasta iyo Meelkasta Ku Xirnoow
ishawararka
Oo Hel Maclumaad Ku Xiisagaliya

20/04/2025

Dawladda Soomaaliya oo 30-sano kadib dhisaysa Isbitaalka Dadweynaha ee Forlanini/Lansaleti ee Muqdisho

20/04/2025

Gudoomiye Amiir oo ku baaqay in la garab istaago Ciidamada DFS

Degdeg:Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare h**e Cabdi Faarax Shirdoon oo Madaxtooyada ku kulmayMadaxweynaha Jam...
20/04/2025

Degdeg:Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare h**e Cabdi Faarax Shirdoon oo Madaxtooyada ku kulmay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira latashiyada qaran ee uu la qaadanayo waxgaradka, masuuliyiinta iyo haldoorka bulshada Soomaaliyeed ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ra’iisul Wasaare h**e Mudane Cabdi Faarax Shirdoon.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay xaaladda dalka iyo xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya, waxayna isla qaateen muhiimadda dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo garab istaagga Ciidamada Qalabka Sida ee naftooda u huraya shacabka Soomaaliyeed.

20/04/2025

Faah faahino ka soo baxaya Dagaal Ciidamada DFS iyo AS ku dhexmaray Deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada muqdisho

16/04/2025

Madaxweyne Xasan Sheekh" Waan xoreyneynaa Dalkaan waana xoroobaa , muhiim ma ahan Xasan Sheekh inta Xukunka uu haayo uu wada xoroobo Aniga waan jeclahay Dad badanna waa ay jecel yihiin".

04/04/2025

Wade ama Darawal Kasta ee wada Gaadiidka Noocyadiisa kala duwan Sida Bajaajka iyo Gawaarida Kale waa in ay u hoggaansamaan shuruudaha nabadgelyadda Waddooyinka Hadii kale waxaa laga qaadi doonaa Talaabada Sharci ee Ku aadan

18/03/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ku guda jira safarka dardar galinta dagaalka Khawaarijta ayaa soo gaaray degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeelada dhexe

18/03/2025

MW Xasan Sheekh oo u amba baxay furimaha dagaalka iyo Xog cusub oo ku saabsan safarkiisa.

18/03/2025

UPDATE:- Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa gaaray Aadan Yabaal, halkaas oo kulan aan caadi aheyn uu kula leeyahay saraakiisha dagaalka ku baacsanaysa Shabaabka sii dabar jarmaya.

Aadan Yabaal iyo kulanka Saraakiisha kadib, Madaxweyne Xasan ayaa ku wajahan Moqokori oo Hiiraan ah, halkaas Xawaadle oo macawis iyo Tuute wata ayaa ku diyaar ah, inkastoo ammaanta reerkaas u taalla ay tahay sideey uga dhabeeyeen dagaalka Shabaabka.

Wuxuu Madaxweynuhu galayaa safar saddexaad oo uu ugu soo laaban doono qeybo kamid ah gobolka Shabeelaha dhexe, caawana wuxuu ku baryi doonaa (Seexan doonaa) Shabeelaha dhexe iyo Furinta.

Mukeyf marabo ee Xabadda ku wada billowno mar kale shabaabka ayuu Xasan kuyiri "saraakiisha Aadan Yabaal" la joogta hadda.

15/03/2025

Laashin weershe oo sheegay in uu diyaar uyahay in uu ku dhinto xabada ugu h**eeyso asagoo dagaal kula jiro AS.

Xuquuqda 📸 Abdullaahi Daacad

15/03/2025

Shbbkii oo caawa dhulka lala simay, Madaafiic sida roobka ugu daadanaya Gododkoodii iyo Dagaal Lix Jiho kasocdo

15/03/2025

''Faqiir, ciriiri ayuu wax ku helaa''. Taliye Shub erey bixinadiisa waa a nother level 😀😃

Address

Mogadishu

Telephone

+252618535808

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isha wararaka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Isha wararaka:

Share

Category