KHAYR tv

KHAYR tv KHAYR TV - Soomaali - Kafaa'iidayso ehelka iyo asxaabtana la wadaag >

Waxaan soo daynaa Casharro

13/08/2025

Jazariyah ( Hordhac ) ( KHYAR tv ) - Sh. Dr. Fuad Sh. Ahmed Iman

13/08/2025

Fadhigii 1aad : Sixidda Qur'aan Akhriska ( KHAYR tv ) - Sh. Dr. Fu'aad Sh. Axmed Iman

07/08/2025

Casharkii 3aad - Afcarabi - ( KHAYR tv ) - Ustaad : Axmed Cabdi Salaam

07/08/2025

Casharkii 2aad : Ajruumiga - ( KHAYR tv ) - Ustaad : Axmed Cabdi Salaam

07/08/2025

Casharkii 2aad : Af-carabi - ( KHAYR tv ) - Ust. Axmed Cabdi Salaam

07/08/2025

Casharka 1aad - Qaytii 2aad (Ajruumi) : KHAYR tv : Ustaad. Axmed Cabdi Salaam

https://youtube.com/live/1YFgDTl79qo
04/06/2025

https://youtube.com/live/1YFgDTl79qo

NADWO - Maalinta CARAFA iyo waxa ku xeeran ( KHAYR tv )1. Dr. Sh. Maxamed Amiin Shaadhibi - Udxiyada2. Dr. Sh. Maxamed Sh. Cumar Faaruuq - Fadlig...

18/02/2024

Tawfiiq Islamic Center har gleden av å invitere deg til den 3. islamske konferansen i Norge. Konferansen finner sted i Rommen moske fra fredag ​​23. februar og avsluttes søndag 25. februar.

Vi vil være vertskap for ulike foredragsholdere fra hele verden, så vel som lokale foredragsholdere. Kom og dra nytte av shuyuukh disse velsignede 3 dagene.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KHAYR tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Aakhiro weeye Aayeheenu.

Kuwa Alle iyo Rasuulba rumeeyow bishaaraysta Alle waa uu idin soo dhawayn Aakhiro iyo Aduunba.

Dariskaaga, Ilmahaaga, Cilmigaaga, Dhaqankaaga, Qaraabadaada, Shaqadaada, Su’aashaada, Jawaabtaada, Siintaada, Diidmadaada, Darajayntaada, Bixintaada, Wax barashadaada, Dheefintaada, Bariddaada, Guurkaaga, Furiinkaaga, Axsaankaaga, Turiddaada, Taladaada, Waanadaada, Wacyi galintaada, Wanaagaad gudoo gashoo idil,

Kuli hadaad ku salayso tolow Aakhiro maxaa Alle iigu abaalgudi karaa hadaan fuliyo, Niyad samidaada darteed baa Alle kugu abaal marin xitaa hadaad fulin waydo waxaad rabtay inaad dadka dheefiso.

Allaah jalla Jalaaluhu ha ina wada hanuuniyo Dadkuu Wanaaga iyo Khayrka u wakiishayna Allaha ina ka wada dhigo