Somali Law Journal

Somali Law Journal Somali Law Journal is a scholarly Journal focusing on legal issues and human rights in Somalia, it is stablished 1th June 2019.

24/08/2026

"Go'aanka Maxkamada waa sax...., Doorashadii Galmudug waa leysku xoogay" Xildhibaan Faaiso Jeyte

23/08/2026

Sindaco Mogadiscio Yusuf Ibrahim Ali (Abuuraas)- 1977

Axmed Faysal Yuusuf,ayaa qirtay in uu 2019 magaaladda Qardho ku dilay Cabdilaahi Boobe,xiligaasi dilka uu gaystay waxaa ...
22/08/2026

Axmed Faysal Yuusuf,ayaa qirtay in uu 2019 magaaladda Qardho ku dilay Cabdilaahi Boobe,xiligaasi dilka uu gaystay waxaa loo xidhay dad kala duwan oo lagu tuhunsanaa dilka,waxaana lagu kala baxay dhaar iyaga oo u xidhna kiiskas sanado.

Axmed Faysal ayaa muddo kadib isagu wacay Booliska isla markaana qirtay in uu isagu gaystay dilkaasi dhacay 7sano kahor,waxaana uu sheegay in isaga oo miyirkiiss iyo maankiisuba caafimad qabo in uu cadaynayo in uu isagu dilay saaxibkii.

Waxaa uu sheegay in dilka kadib uu tagay dalalka Kenya,Turkey,Algeria iyo Liibiya isla markaana ay wax walba u hagaagi waayen sidaasi darteedna habeenkii marka uu seexdo wuxu sheegay “isaga ayaa i hor imaanaya oo i ceejinaya”.

Dad xiligaasi ahaa goob joogayal ayaa sheegay in uu habeenkasi dilku uu dhacay uu ehelada la joogay isbitaalka isaga oo iska dhigayay in uu la dareen yahay ehelka si uu u qariyo dilka.

Address

MakkalMukarama
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Law Journal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Law Journal:

Shortcuts

Share

Category