Kiribto

Kiribto Kala Soco Wararkii u dambeeye Suuqa Kiribto.

  oo kusii socota $100k 🤯  💜
11/11/2024

oo kusii socota $100k 🤯

💜

🚨 Aqalka Cad waxa laga taagay calanka $Bitcoin kedib markii Donald Trump saaka aroortii noqday Madaxweynaha Dalka Mareek...
06/11/2024

🚨 Aqalka Cad waxa laga taagay calanka $Bitcoin kedib markii Donald Trump saaka aroortii noqday Madaxweynaha Dalka Mareekanka 4ta sano ee soo socota.

Bitcoin ayaa soo taabatay meel sare $75k oo markii ugu h**eesay.

Donald Trump ayaa xiligisa doorashada ku dhawaaqay inuu Tageersan yahay Bitcoin iyo Cryptocurrency taas oo la micno ah in uu isku furaayo Bangiyada iyo lacagaha kana qaadi doono culeesyada saaran suuqan.

Trump ayaa shaksi ahaan kujira suuqaan isago weliba 2021 soo bangiday NFTs kiisa kaso wada gaday in ka yar 1 bil.

Isla saaka waxaa suuqaan lacag ka badan $4 Billion lagu soo shubay oo ka dhigtay Bitcoin mid ka lacag badan shabakada Facebook oo hada loo yaqaan Meta.

Waxa dhawaan la filaya in Bitcoin soo taabato $100k weliba in dhawaan ka kormarto $Silver ama Macdanta.

F.G Shaqsi Ahaan aniga waxaan ahaa Taagero Trump ah. Anigo ku taageraye inu culeesyada saaran Bitcoin iyo Cryptocurrency ka dulqaado.
💜

  oo soo gaartay $42K, waa markii ugu h**eesay BTC gaarto sanadkaan aan u jirno ee 2023.
04/12/2023

oo soo gaartay $42K, waa markii ugu h**eesay BTC gaarto sanadkaan aan u jirno ee 2023.

02/12/2023

Maamulihii h**e ee BINANCE CHANGPENG ZHAO, ayaa looga cabsi qaba in uu wajaho 10 sano oo xadhig ah.

29/11/2023

Sariflaha Huobi Global (HTX) oo la fasaxay lacag la bixista (withdrawal) iyo lacag dhigista (deposit) kedib markii asbuuci h**e lacag la dhacay sariflaha...

28/11/2023

Qofkii ugu h**eeye oo bixiya $3.1milyan oo Khidmad ah (Transaction Fees).

Baaris la sameeye aya la ogaaday in 5% ay isticmaasho Suuqa Crypto markii loo firiyo dadka isticmaala Internetka. Tani w...
28/11/2023

Baaris la sameeye aya la ogaaday in 5% ay isticmaasho Suuqa Crypto markii loo firiyo dadka isticmaala Internetka.

Tani waxay cadeneysa in weli suuqan uu cusub yahay lacago fara badan manta dhulka yaalan ama raqiis yahiin.

Hadii aad daneneso inaad Cryptocurrency barato Is diiwan gelinta wa socota.

Link in Bio...

27/11/2023

Sariflaha HTX ama Huobio Global oo laga lunsaday lacago fara badan markii labaad 2 bil gudaheed...

Sababta ugu weeyn loogu baahan yahay Bitcoin waa in laga maarma Bangiyada iyo lacagaha ee daabacayan, mida xigta ayaa ah...
26/11/2023

Sababta ugu weeyn loogu baahan yahay Bitcoin waa in laga maarma Bangiyada iyo lacagaha ee daabacayan, mida xigta ayaa ah in si fudud lacag lagu diro.

Hadii aad rabtid barashada Cryptocurrency, Is diwaan gelinta koorsada 2024 waa ay socota yaana laga dhameesan.

Link in Bio...

💜

25/11/2023
25/11/2023

Bitcoin oo soo taabtay $38K 24kii saac ugu dambeesay.

24/11/2023

Address

Isgooyska Taleex
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kiribto posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kiribto:

Share

SOMALIA COLLECTION SHOP

KUSO DHAWAAW CIYARAHA MANTA, KALA SOCO WARARKII UGU DAMBEEYE CIYARAHA WADANKA IYO WELIBA CIYARAHA CAALAMKA.SIDOO KALE KA DAAWO GOOLASHII HORYALADA IYO VIDEO YAAL HD AH KUWAAS AAN USAMEEN DOONO QAAB KU CAJIB GALIYA.