Abdirashid Abdulkadir Ađen

Abdirashid Abdulkadir Ađen Ķuso dhawow muwadin gacmo furan

24/07/2025

Celebrating my 1st year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

  "Ilaalada kacaanka !Ran waxay sheegeen in ay beegsadeen saldhigga Maraykanka Al-Udeid ee ku yaalla dalka Qatar, waana ...
23/06/2025

"Ilaalada kacaanka !Ran waxay sheegeen in ay beegsadeen saldhigga Maraykanka Al-Udeid ee ku yaalla dalka Qatar, waana jawaabta weerarkii Maraykanka ku qaaday dalka !Ran.

Waxay leeyihiin wax badan ayaa dhiman, tan waa furfurasho oo kaliya.

Sidee uaragtaa?

Shacabka cabuduwaq waxey leyihiin anaga ayaa isku filan madoneyno wax ladhaho maamul
12/04/2025

Shacabka cabuduwaq waxey leyihiin anaga ayaa isku filan madoneyno wax ladhaho maamul

29/12/2024
29/12/2024
"Sannadka 2024 wuxuu ii ahaa sannad xun Wiil ayaanu xidhiidh wada bilownay balse Shil Baabuur ayuu kudhintay, Wiil kale ...
29/12/2024

"Sannadka 2024 wuxuu ii ahaa sannad xun Wiil ayaanu xidhiidh wada bilownay balse Shil Baabuur ayuu kudhintay, Wiil kale ayaan xidhiidh wada bilownay Dagaal ayuu kudhintay, Wiil kale ayaan xidhiidh wada bilownay isagoo Dalxiis ah ayaa Baabuurkii uu la socday Baabuur kale kudhacay Naafo ayuu noqday..

Wali waxay Raadinaysa Ninkale Oo Ay Xidhiidh La sameyso .

28/12/2024

𝐃𝐄𝐆 𝐃𝐄𝐆: Dagaal culus ayaa saakay hiirtii waaberi ka bilowday degaanka Jiicboor ee galbeedka gobalka Mudug, diryanka hubka ayaa laga maqlayaa qaybo kamid ah gobalka Mudug iyadoona la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan.

Dagaalkaan ayaa udhaxeeya maleeshiyaad ka soo kala jeeda maamullada Galmudug iyo Puntland, Waxaana marar badan oo masuuliyiinta labada maamul ay sameeyeen heshiis xabad joojin ah suuragali waayay in xal waara laga gaaro joojinta dhiiga daadanaya.


Muwaadin jooji dhiiga Muslimiinta Aad daadinayso

Wuxuu Yiri Abwan Gaariye "AUN"
10/11/2024

Wuxuu Yiri Abwan Gaariye "AUN"

09/11/2024

Kun baa kugu dharatoo kunbaa dhimashada ka xiga:: Al fanaan Jeesto oo Hees macaan uso Hadyeey Calanka ssc khaatumo

06/11/2024

Wiilal carcartoda soo socda walee waxbaa salag leh maqlijiran isaaq raqdooda iyo ruuxdoodaba in lawaayo umaleynaa guul iyo gobonimo ciidamada Ssc khaatumo

14/10/2024

Diyaaradii mareexan
Waa soo dagtay

Address

Abuduwaq
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirashid Abdulkadir Ađen posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share