24/04/2020
Madaxweyne MD Farmaajo oo Xukumadda ku amray kor u qaadidda tayada goobaha caafimaad ee lagula tacaalayo bukaanada .
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kaga qeyb galay dhanka Internetka kulanka Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa ka...