Wardhiigley Online

Wardhiigley Online Wardhiigley Online waa warbaahin Madax banaan oo dhaxdhaxaad ah waxa ayna idiin soo gudbin doontaa x

06/12/2024

Ciyaartan magace utaqaan halkeena laga ciyaara?

06/12/2024

Gabdhoow Xushmeeya oo jeclaada Wiilka aad Jeclaateen Hooyadiis, Waalid sina ubadkiisa xumaan ulama jeclaan karo.

Bangiga Horumarinta Afrika oo Soomaaliya ka cafiyay deyntii uu ku lahaa, WWW.RAJOQARAN.COM
25/03/2020

Bangiga Horumarinta Afrika oo Soomaaliya ka cafiyay deyntii uu ku lahaa, WWW.RAJOQARAN.COM

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in Bankiga horumarinta Afrika uu cafiyey deyntii Soomaaliya uu ku lahaa, kadib dadaal dheer oo dowladda ay ku sameysay hagaajinta hanaanka maamulka Maaliyadda iyo dhaqaalaha dalka. “Waxa aan aad iyo aad ugu f...

Wasiiro iyo Xildhibaano kasoo jeeda Hawiye oo ku fashilmay Qorshe ay u tageen Baydhabo, WWW.RAJOQARAN.COM
24/03/2020

Wasiiro iyo Xildhibaano kasoo jeeda Hawiye oo ku fashilmay Qorshe ay u tageen Baydhabo, WWW.RAJOQARAN.COM

Wafdi isugu jiray Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa booqasho ku tagay 22-kii bishan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wafdigan uu hogaaminayay Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa la kulmay Ma...

Dil dad badan ka argagaeen oo ka dhacay Guriceel iyo faah faahino kasoo baxaya, WWW.RAJOQARAN.COM
24/03/2020

Dil dad badan ka argagaeen oo ka dhacay Guriceel iyo faah faahino kasoo baxaya, WWW.RAJOQARAN.COM

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen, kadib markii haweeney kamid aheyd dadka deegaankaasi nolosha is dhaafiay. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in haweeney ka maseertay xaas labaad uu ninkeeda la guursad...

Xildhibaan sheegay in Ciidamo la dul geeyay Guriga Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya, WWW.RAJOQARAN.COM
24/03/2020

Xildhibaan sheegay in Ciidamo la dul geeyay Guriga Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya, WWW.RAJOQARAN.COM

Warar soo baxayay saacadihii lasoo dhaafay ayaa sheegayay in ciidamo katiran dowlada gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran la geeyay meelo ku dhaw guriga uu ka degan yahay Muqdisho Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo katirsan Baarlama...

Yuusuf Garaad oo Gaalkacyo kula kulmay Axmed Ducaale Xaaf, WWW.RAJOQARAN.COM
24/03/2020

Yuusuf Garaad oo Gaalkacyo kula kulmay Axmed Ducaale Xaaf, WWW.RAJOQARAN.COM

Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Galmudug Yuusuf Garaad Cumar oo maalmahan ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa la kulmay Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo weli ku adkeysanaya inuu yahay Madaxweynaha Galmudug, isagoo horay u qaadacay doorashadii Dhuusamareeb ee lagu doo...

Wararkii ugu dambeeyay Ciidamada xoogga dalka oo duulaan ku ah deegaano ka tirsan Sh/Hoose, WWW.RAJOQARAN.COM
24/03/2020

Wararkii ugu dambeeyay Ciidamada xoogga dalka oo duulaan ku ah deegaano ka tirsan Sh/Hoose, WWW.RAJOQARAN.COM

Ciidamada xoogga dalka oo dhowaan la wareegay deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa duulaan ku ah deegaano cusub oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in inta badan amniga deegaanka Janaale ay xaqiijiyeen, isla markaana qorsheyna...

Dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo ka dhacay duleedka KIsmaayo, WWW.RAJOQARAN.COM
24/03/2020

Dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo ka dhacay duleedka KIsmaayo, WWW.RAJOQARAN.COM

Dagaal u dhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay galbeedka magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose, kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac. Sida wararku sheegayaan dagaalkan ayaa ka dhacay deegaanka unguumi, waxaana ku dhintay illaa 7 ruux. Wararka ayaa sheegaya in...

Coronavirus kills 30th senior citizen in Turkey as cases jump to 1,256, WWW.RAJOQARAN.COM
23/03/2020

Coronavirus kills 30th senior citizen in Turkey as cases jump to 1,256, WWW.RAJOQARAN.COM

Turkey on Sunday confirmed nine more deaths from COVID-19, the disease caused by the novel coronavirus, as the total number of confirmed cases in the country rose to 1,256. Health Minister Fahrettin Koca said Sunday evening that all of the 30 people who have died from the disease were senior citizen...

Ethiopia prepares solution on dispute with Egypt over GERD: Minister, WWW.RAJOQARAN.COM
23/03/2020

Ethiopia prepares solution on dispute with Egypt over GERD: Minister, WWW.RAJOQARAN.COM

Ethiopia has formed a solution to its dispute with Egypt over the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) and will submit it to Egypt and Sudan at the earliest time, the Ethiopian Minister of Foreign Affairs Gedu Andargachew announced. In interviews with China Global Television Network and the Associ...

Puntland oo sheegtay inay qabatey Xubno ka tirsan Al-Shabaab & Daacish, WWW.RAJOQARAN.COM
23/03/2020

Puntland oo sheegtay inay qabatey Xubno ka tirsan Al-Shabaab & Daacish, WWW.RAJOQARAN.COM

Ciidamada Dowlad goboleedka Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafey waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen xaafado ka tirsan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,howlgalkaas oo la sheegay in uu ahaa mid amniga lagu xaqiijinayey. Howlgalkaan ayaa waxaa sigaar ah u fulinayey Ciidamada sida g...

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wardhiigley Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share